1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacad Xariiri Oo Dib Ugu laabtay Lebanon Ra’iisulwasaarihii is-casilay ee dalka Lebanon Sacad Xariiri ayaa ku laabtay magaalada Beirut, waana markii ugu horreysay uu ku laabto dalkiisa tan iyo markii uu shaaciyey inuu iska casilay xilka 4…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Raalli-gelin: Akhirstayaasha Goobjoog News Goobjoog News waxaa ay akhristayaasheeda sharafta leh ka raagelineysaa qoraal cinwaankiisu ahaa “Hadaad Laangaab Tahay Ha Noqon Maangaab” oo uu soo qoray akhristaha Dr. Saciid Ciise Maxamud (Sacim) oo ku nool…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada doorashada Somaliland, waxaa ku guuleystay Muuse Biixi Cabdi, Sida ay xisbiyada u kala heleen cododka: Xibiga Kulmiye ayaa helay (305,909) 55.19% Xisbiga Wadani ayaa helay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Noqday Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Guddiga doorashada Somaliland ayaa shaaciyey goor dhow natiijada doorashadii 13-kii bishan dhacday waxaana ku guuleystay xisbiga Kulmiye oo musharrax madaxweyne u ahaa Muuse Biixi. Sida ay xisbiyada u kala heleen…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Amanda Roach Oo Ah Qunsul Ku-xigeenka Safaaradda Mareykanka Oo Goobjoog Kala Hadashay Lottery-ga Waxaa haatan Muqdisho ku sugan Amanda Roach oo ah qunsul ku-xigeenka Safaaradda Mareykanka ee Nairobi, Hadaba, Axmedweli Xuseen oo ah tifaftiaha Radio Goobjoog oo wareysi gaar ah la yeeshay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Shiinaha Oo 2 Milyan Doolar Ugu Deeqday UNICEF Si Loogu Caawiyo Caruurta Soomaaliyeed Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in 2 Milyan oo doolar ay ugu deeqday hay’adda UNICEF si loogu caawiyo caruurta Soomaaaliyeed ee ku sugan Koonfurta iyo bartamaha dalka. Qin Jian oo ah…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wereysi Gaar Ah Oo Ku Saabsan Maalinta Macalinka Soomaaliyeed Maanta waxaa Soomaaliya laga xusayaa maalinta macalinta, waxaa ay xaflado ka socdaan Xalane iyo meelo kale oo Muqdisho ah. Hadaba, Goobjoog News ayaa arrinta macalinta kala hadashay Macalin Maxamed Calasow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Bari Oo Sheegay In La Qabtay Dad Ka Shaqeynayey Falal Amni Darro Maamulka Gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegay in magaalada Boosaaso ay ku qabteen dad ka shaqeynayey falal amniga ka dhan ah, islamarkaana shacabka lagu kicinayey. Yuusuf Maxamed Waceys, guddoomiyaha gobolkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Wadani Oo Fariin u Direy Taageerayaashiisa Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland C/raxmaan Cirro ayaa fariin u direy taageerayaasha xisbigooda ee ku sugan guud ahaan deegaannada maamulka Somaliland. Waxa uu sheegay Cirro in shacabka laga doonayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Natiijada Doorashadii Somaliland Oo Maanta La Shaacinayo Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in guddiga doorashada Somaliland uu ku dhowaaqo natiijada doorashadii 13-kii bishan. Xubno ka tirsan guddiga aya sheegay in lasoo dhammeeyay tirinta dhammaan cododkii…