1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xisbiga Wadani Oo Goob joogayaashiisa Kala Baxay Doorashada Xisbiga mucaaradka ah ee Wadani ayaa lagu soo waramayaa inuu kala baxay ergadii goob joogga uga hayd tirinta cododka ee doorashooyinkii dhacay 13-kii bishan. Waxaa la sheegayaa in xisbigan uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Robert Mugabe Oo Qaban-qaabin-doona Shirka ZANU–PF Todobaadka Soo Socda Madaxweynaha Robert Mugabe ayaa xalay Khudbad u jeediyey dadweynaha Zimbabwe, taasi oo si toos ah looga baahinayey telefishinka Qaranka dalkaasi, balse Mugabe ma uusan sheegin inuu xilka iska casilay sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Carabta Oo Cambaareysay Faragelinta Ay Iran Ku Heyso Dowladaha Carabta Wasiirada arrimaha dibadda Carabta oo dhaleeceeyay dowladda Iran waxayna ku tilmaameen inay farogelin ku heyso arrimaha carbeed, waxayna ku tuhmeen ururka Xisbullahi oo ka dhisan Lebanon ayna taageero Iran inay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed Oo Soo Dhoweeyay Dib u Eegista Dastuurka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta kulan wadatashi ah la yeeshay odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Ciyaaraha Oo Sheegtay In Cutubkii Ugu Horreeyay Ee Ciidamada AMISOM Ka Baxeen Tuulada Ciyaaraha Muqdisho Wasiir ku xigeenka ciyaaraha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Cumar Islow ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in cutubkii ugu horreeyay ee ciidamada AMISOM ay ka baxeen Tuulada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Baarlamaanka Oo Meelmariyey Xeerka La Dagaalanka Daabulka Iyo Ka Ganacsiga Dadka Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa meelmariyey xeerka la dagaalanka daabulka iyo ka ganacsiga dadka. Xeerkan ayaa ahaa mid horey loogu gudbiyey baarlamaanka Puntland, waxaana akhrin iyo ka doodis kadib la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis Laga Gaaray Hanaanka Loo Soo Magacaabayo Wasiirada Hirshabelle Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle iyo Xildhibaanno ka tirsan Maamulkaasi ayaa heshiis ka gaaray hanaanka loo soo dhisayo Xukuumada Cusub ee Hirshabelle. Kulan habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Jowhar, una dhaxeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Markii 2aad Safar Ugu Baxay Imaaraadka, Siyaasadda Arrimaha Dibadda Waa Nuxurka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa markii 2aad muddo 7 bil safar ku aaday dalka Imaaraadka Carabta. Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa in mar labaad uu madaxda Abu Dhabi kala hadlo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Qodob Oo Laga Soo Saaray Shirka Wasaaradaha Sportiga Federaalka Iyo Maamul Goboleedyada Warmurtiyeed kasoo baxay shirweyne qatay mudo labo maalin ah oo ay ka qayb galen wasiirka wasaaraadda dhalinyarad iyo sportiga xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul goboleedayada dalka ayaa lagu so…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaahira: Wasiirada Arrimaha Dibadda Carabta Oo Ka Shiraya faragelinta Iran Wasiirada arrimaha dibadda ee carabta ayaa maanta kulan degdeg ah yeelana kaasi oo Sacuudiga uu dalbaday, waxaana looga hadli-doonaa sida ay Iran u la dhaqanto bariga dhexe. Saacado ka hor…