1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Masar: Biyaha Webiga Nile Waa Nolol Iyo Geeri Madaxweynaha Masar Cabdifitaax Al-sisi oo sabtidii ka hadlayey mashaariic uu furayey ayaa wax laga weydiiyay arrimaha biyaha iyo dhismaha biyo-xireenka“Al-nahda” ee dalka Itoobiya. Cabdifitaax al-sisi waxaa uu digniin u diray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadashay Rabshado Ka Dhacay Hargeysa Iyo Burco Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka hadlayay rabshadihii ka dhacay magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ayaa sheegay in 3 ruux iyo 19 askari ay ku dhaawacmeen rabshadahaasi Wasiir Xaashi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muran Ka Jiro Magacaabista Wasiirada Cusub Ee Maamulka Hirshabelle Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, muran ayaa ka jiro soo magacaabista wasiirada cusub ee maamulka Hirshabelle. Xildhibaannada baarlamaanka maamulkaasi qaarkood ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Mar Kale Ka Digtey Weeraro Al-shabaab Ka Fuliyaan Mandhera Dowladda Kenya ayaa sheegtay iney jirto cabsi ku aadan in Xarakada Al-shabaab ay weeraro ka geystaan magaalada Mandhera iyo magaalooyin kale oo dalkaasi ah. Sarkaal u hadlay ciidanka Kenya ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Heshiis La Saxiixday Danjiraha Shiinaha Ee Soomaaliya Madaxweynaha dawlad Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Danjiraha dalka China ee Soomaliya Mr. Qin Jian ayaa 18 Nov 2017 si wada jira shir jaraa’iid ugu qabtay qasriga Madaxtooyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Gaalkacyo Oo Loogu Baaqay Ka Shaqeynta Horumarka Magaalada Duqa magaalada Gaalkacyo ee Galmudug Xersi Yuusuf ayaa shacabka ku dhaqan magaaladaasi ugu baaqay iney ka shaqeeyaan horumarka guud ee magaaladaasi. Waxa uu tilmaamay mudane Yuusuf in muhiim ay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Warbixinta Iyo Go’aanka Guddiga Golaha Shacabka Ee Qalbi-dhagax Iyo ONLF Guddiga golaha shacabka u saaray arrinta heshiisyada dowladda, Qalbi-dhagax iyo ONLF ayaa maanta warbixin 80 bog ah hor-keenay golaha. Warbixinta labada qodob ee ugu muhiimsan waa dhiibista Cabdikarim Qalbi-dhagax iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Federaalka Ah Oo Isku Raacay In Qalbi-Dhagax Dhiibistiisu Aheyd Qalad Golaha shacabka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulankooda maanta qaatay go’aan ka dhan ah midka ay horay xukuumadda ugu dhiibtay Cabdikarim Qalbi-dhagax. Golaha Shacabka ayaa dood ka dib ansixiyey warbixintii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Waddani Iyo Guddiga Doorashada Oo Is Afgarad Gaaray Guddoomiyaha guddida doorashooyinka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame iyo Musharraxa xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa waxay si wada jir ah warbaahinta ugu sheegeen in is afgarad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Deymaha $5 billion Ee Soomaaliya, Halkee Ka Yimaadeen, Yaase Ku Leh? Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya waxaa ay la tacaaleysaa hirgelinta barnaamijka NFD, kaas oo hirgelintiisa ay ku xiran tahay barnaamijyo badan sida wax ka qabashada faqriga iyo in laga cafiyo…