2 daqiiqo Sheeko:Dalka Go’aanka Maanta Laga Filayo Guddiga Xaqiiqo-raadinta Ee Qalbi-dhagax Sida ay Goobjoog News u sheegay qaar ka tirsan Xildhibaannada golaha shacabka waxaa maanta la filayaa guddigii golahu u saaray in ay soo baaraan go’aankii xukuumadda federaalka ah ku dhiibtay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Sababay Rabshadaha Ka Dhacay Hargeysa, Burco iyo Ceerigaabo? Tan iyo markii ay dhammaatay codbixinta doorashada Somaliland waxa si wayn looga dhur sugaayay natiijada codbixinta doorashada oo guddida doorashadu ay sheegeen in ku dhawaaqisteedu ay qaadan karto shan illaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharrax Cirro “Ciidamada Waxaan Leeyahay u Tura Shacabkiina” Guddoomiyaha xisbiga Wadani ee Somaliland C/raxmaan Cirro oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ciidamada ammaanka looga baahan yahay iney shacabka u turaan oo aanay u adeegsan rasaasta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacad Xariiri Oo u Dhoofay Paris Ra’iisulwasaarihii iscasilay ee Lebanon Sacad Xariri ayaa u duulay magaalada Paris ee caasimadda Faransiiska,sida uu sheegay telefishinka ay leeyihiin qoyskiisa. Xariri ayaa beeniyey warar sheegaya inuu ku xiranyahay Sacuudiga waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliayaha Booliska Somaliland Oo Ka Digaya Rabshado Amniga Wax U Dhimaya Taliayaha ciidanka booliska Somaliland Jeneral Cabdillaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay in magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Ceerigaabo ay ka dhaceen rabshado isla markaana ciddii nabad-galyada wax u dhinta ay gacan adag…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Rabshadaha Doorashada Somaliland Hal ruux ayaa geeriyooday lix kalena way dhaacwmay kaddib markii rabshado dhex maray dad shacab ah iyo ciidanka boolisku ay ka dhaceen magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer – sida…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Amniga Iyo Qodobo Kale Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre ) ayaa looga hadlay arrimaha amniga, Shirwynaha Culumada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Somaliland: Cirro Oo Sheegay In Aaney Aqbali-doonnin Cod Xaaraan ah in ay Cidina Ku Badiso Musharraxa xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdiraxmaan Cirro oo warbaahinta kula hadlay goordhaweyd magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay aqbali doonnaan doorasho xor oo xalaal ah hase ahaatee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Waddani Oo Joojiyay Wada-shaqeyntii Uu La Lahaa Guddiga Doorashada Masuuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo warbaahinta goordhaweyd kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay joojiyeen wada-shaqayntii ay la lahaayeen guddida doorashooyinka Somaliland kaddib markii ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Soo Bandhigtay Magacyada Rag Ka Tirsan Al-shabaab Oo Laga Soo Qabtay Afgooye Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay magacyada rag ka tirsan Al-shabaab, kadib howlgal ay ka sameeyeen ciidamada dowladda degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Wasiirka amniga,…