1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo u Ambabaxay Baraawe, Sh/hoose Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow waxay u ambabaxeen degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose. Wararku waxay sheegayaan in Ra’iisul wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Maryan Qaasim Axmed Oo Is Casishay Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Maryan Qaasim Axmed ayaa goor dhow waxay iska casishay xilkaasi. Wasiir Maryan ayaa Goobjoog News u xaqiijisay iney xilkaasi iska casishay, waxaana ay sheegtay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Korjoogayaasha Oo Sheegaya Inay Codeeyeen Caruur, Waayeel La Qalday Iyo Wadani Oo Xarig, Jirdil Iyo Isdaba-marin Ka Sheeganaya Korjoogayaasha caalamiga ahaa ee doorashada Somaliland ayaa qoraal hor-u-dhac ah oo ay soo saareen waxaa ay guud ahaan ku tilmaameen qaabka ay doorashadu u dhacday mid wanaagsan. Kooxdan ayaa sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowlada Soomaaliya oo Soo Bandhigtay Shan Ruux oo Loo Qabtay Qaraxii Zoobe Dowlada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Magacyada dad lagu tuhnsan yahay qaraxii 14-kii bishii la soo dhaafay Octoober ka dhacay isgoyska Zoobe, ka dib baaritaano dheeri ah oo ay sameeyeen Hay’adaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Duqeymihii Ka Dhacay Bari Waxaa Ku Dhintay Maleeshiyaad Badan Oo Daacish Ah Maamulka Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay duqeyn ay diyaaradaha Mareykanka ka fuliyeen gobolka Bari, lalana eegtay dagaalyahanno ka tirsan Daacishta Soomaaliya. Wasiirka amniga iyo hub ka dhigista Puntland,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre: Miyaanay Taariikh Ahayn Madaxweynaha Iyo Ra’iisul Wasaaraha Oo Aan Is Dagaalin Sideed Bilood Oo Wada Shaqeyn Socotay” Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in taariikh cusub ay tahay madaxweynaha iyo isaga oo wada shaqeeyay wax ka badan Sideed Bil in weli howsha ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Iyo Itoobiya Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Ku Qotoma Difaaca, Ganacsiga Iyo Dalxiiska Dowladaha Itoobiya iyo Qatar ayaa waxay kala saxiixdeen heshiisyo ku qotoma dhowr dhinac si loo xoojiyo iskaashiga ka dhaxeeya labadooda. Saxiixa heshiisyad ayaa yimid ka dib markii amiirka Qatar Sheikh…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka China ee Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Yusuf-Garaad Omar Ahmed qaabilay Muqdisho Danjiraha Jamhuuriyadda Shacbiga China ee Soomaaliya H.E. Mr. Qin Jian, waxa ayna…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adaha ku shaqada leh dib u eegista dastuurka oo kala saxiixday heshiis wadashaqayn Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Guddiga kor-joogteynta dib-u-eegusta dastuurka ee labada Aqal, iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista iyo hergalinta Dastuurka ayaa kala saxiixday heshiis wadashaqayn ah si loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Zibabwe: Ciidamada Oo Sheegay Inay Beegsanayaan Dambiilayaasha Afhayeenka ciidamada Zimbabwe ayaa war-saxaafadeed si toos ah oga aqriyey telefishinka qaranka dalkaasi,isaga oo tilmaamay in ciidamada ay beegsanayaan dadka dambiilayaasha ah. War-saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in dalka uu…