1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Guddiga Doorashada Somaliland Oo Sanaadiiqda Oo Dhameystiran La Wareegi-doona 24ka Saac Ee Soo Socda Afhayeenka guddiga doorashooyiinka Soomaliland Saciid Cali Muuse ayaa sheegay in gollabada jidka ku soo jiraan, Jimcahana la soo gabagabeyn-doono. Saciid Cali Muus waxaa uu intaasi ku daray Sanaag, Sool iyo Saaxil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamaya Sh/hoose Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xaawo Cabdi ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe Madaxweyne Robert Gabriel Karigamombe Mugabe waxaa uu dhashay sanadkii 1924 waxaa uuna ka dhashay qoys sabool ah . Waxbarashadiisa Robert Gabriel Karigamombe Mugab,markii uu dhameystay waxbarashadiisa asaasiga ah waxaa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Afrika Oo Ka Hadlay Xaaladda Zimbabwe Madaxweynaha Ururka Midowga Afrika Moussa Faki Maxamed oo ku sugan mgaalada Washington, D.C. ayaa sheegay in ururka uusan aqbaleyn awood walba oo lagu maquuniyo Zimbabwe oo aan waafaqsaneyn dastuurka. Moussa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Oo Madaxda K/galbeed Ku Booriyey Iney Ku Shaqo Bilaabaan Baraawe, Sh/hoose Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku booriyey mas’uuliyiinta maamulka K/galbeed iney ku shaqo bilaabaan degmada Baraawe ee Shabellaha Hoose, maadaama ay tahay xaruntii maamulkaasi. Kheyre oo shalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Lebnon Oo Sheegaya In Xariiri Xiran yahay Iyo Macron Oo La Hadlay Madaxweynaha Lebanon Michel Coun ayaa ku eedeeyay Sacaduudiga in ay xireen ra’iisulwasaare Sacad Xariiri kadib markii si kadis ah xilka iskaga casilay isaga oo ku sugan Riyaadh. Ra’iisulwasaaraha ayaa shaqada ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Duqeeyay Dagaal-yahannada Al-shabaab Ciidamada Militariga Mareykanka waxaa ay duqeyn hor-leh ka geysteen Soomaaliya, iyaga oo sheegay in ay dileen dagaal-yahanno Al-shabaab ah. AFRICOM waxaa ay intaasi ku dartay in 28 weerar oo cirka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiriirka Aadan Ogeyn Ee Farmaajo iyo Maryan Qaasim Dr. Maryan Qaasim Axmed, Wasiirkii gargaarka iyo maareynta musiibooyinka xukuumadda Federaalka ee maanta is-casishay, ma aheen wasiir la iska magacabay, ee haddii siyaasadda xulufo, garab iyo maslaxad taqaano haweeneydan ayaa cinwaan u aheyd,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Wasiir Maryan Qaasim “Duruuftaan Is Barbar Yaaca Ah Wey Igu Adag Tahay Inaan Ku Shaqeeyo” Maryan Qaasim Axmed, Wasiirkii gargaarka iyo maareynta musiibooyinka xukuumadda Federaalka ee maanta iska casishay xilkaan ayaa Goobjoog News uga warbixisay sababta ku kalliftay iney is casisho. Waxay sheegtay Drs. Maryan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre Oo Lagu Soo Dhoweeyay Baraawe Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow waxay gaareen magaalada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha waxaa kusoo dhoweeyay Baraawe, madaxweynaha…