1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Askar Looga Dilay Xadka Uu La Leeyahay Yemen Labo askari oo Sacuudi ah ayaa lagu dilay iska horimaad dhexmaray ciidamadaan iyo maleeshiyaadka Xuutiyiinta ah kuwaas oo ku sugan xadka Koofureed ee kala qeybiya Sacuudiga iyo Yeman. Warbaahinta raacsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iran Oo Looga Dhawaaqay Baroor Diiq Qaran Ka Dib Dhulgariirkii Ku Dhuftay Dowladda Iran ayaa ku baaqday maanta oo talaado ah baroor diiq ku aadan dadkii waxyeellada ay ka soo gaartay dhul gariirkii ku dhuftay xadka u dhaxeeya Iran iyo Ciraaq. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Cod-bixinta Oo La Soo Gabagabeeyay Iyo Baraha Bulshada Oo Hawada Laga Saaray Guddiga doorashada Somaliland oo goordhaw shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in la soo gabagabeeyay cod-bixintii doorashada Somaliland, iyaga oo intaasi ku daray in si nabad ah ay ku dhacday. Tirinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Sida Ay U Codeeyeen Madaxweynaha Somaliland, Murshaxiinta Iyo Dadweynaha Waxaa Somaliland 7badii saac ee la soo dhaafay ka socday doorashada madaxtinnimada, illaa hadda waxaa codeeyay madaxweynaha iyo murashaxiinta, waxaa kale oo la arkayey dad safaf dhaadheer ku jira. Doorashadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Doorashooyinka Somaliland: Akhriso Goobaha Aanay Doorasho Ka Dhicin Waxaa socota doorashada madaxtinnimda Somaliland, inta badan degmooyinka waa la codeynayaa laakin waxaa jira goobo aaney ka dhicin wax doorasho ah. Gobollada muranka badan ka jiray ee shakiga badan laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeysa: Wax Ka Agow Goobaha Ay Dadka Iyo Madaxda Ka Codeyn-doonaan, Sawirro Weriyaha Goobjoog News ee ku sugan magaalada Hargeysa waxaa uu soo sheegayaa in gobolka ay Hargeisa caasimadda u tahay laga codeyn-doono illaa 535 gooboob. Madaxweynaha Somaliland Maxamud Maxamud Silaanyo iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Laascaanood: Shacabka Oo u Dareeray Goobaha Codbixinta Ee Doorashada Somaliland Shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa saakay waxay si nabad ah ugu dareereen doorashada madaxweyne ee Somaliland. Wariyaheena Faarax Dubad ayaa soo sheegaya in dadka ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Shacabka Oo Ka Cabanaya Burburka Wadada Isku Xirta Isgoysyada Dabka Iyo Baakaraha Ee Muqdisho Roobabkii ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho ka da’ay ayaa gabi ahaanba waxay burburiyeen wadadii isku xireysay isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Shacabka iyo darawallada gaadiidka ee isticmaali jirey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Arrimaha Gudaha Ee Baarlamaanka Puntland Oo Ka Digay Doorashooyin Ka Dhaca Sool Iyo Sanaag Guddiga arrimaha gudaha ee baarlamaanka maamulka Puntland ayaa u sheegay Somaliland inaan la aqbali doonin doorashooyinka ka dhaca gobollada Sool iyo Sanaag. Guddoomiye ku xigeenka guddigan, Xildhibaan Maxamed Axmed Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Xildhibaanno Sheegay In Mushaar Siintooda Lagu Xiray Ka Laabashada Mooshinka Ka Dhanka Ah Shariif Xasan Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka K/galbeed oo kulan ku yeeshey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegay in mushaar siintooda lagu xirey ka laabashada mooshin laga keenay madaxweyne Shariif…