1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Somaliland: Maamulka Oo Shaqaalaha Rayidka Ah Fasaxay 3 Maalmood Kulan ay sabtidii isugu yimaadeen tiro ka mid ah guddida sare ee hay’adda shaqaalaha Somaliland ayaa lagu shaaciyay wargelinta maalmo fasax ee shaqaalaha maamulka Somaliland, kaas oo shaqada kaga fasax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Duulista Hawada “Amniga Garoonka Waa Hagaagsan Yahay, Shaqaduna Sideeda Ayeey u Socotaa” Wasiirka wasaaradda duulista hawada ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Salaad Oomar ayaa sheegay in aanu jirin wax amni darro ama cabsi amni oo ka jirta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Khasaare Ayaan Gaarsiinnay Al-shabaab Maamulka K/galbeed ayaa sheegay iney khasaare soo gaarsiiyen dagaalyahannada Al-shabaab oo ay kula dagaallameen gobolka Baay. Guddoomiyaha degmada Berdaale ee gobolka Baay, Cali Cadow oo la hadlay Goobjoog News, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Sheegay Iney Dileen Ku Dhowaad 100 Kamid Ah Dagaalyahannada Al-shabaab Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay iney dishey ku dhowaad 100 ka mid ah dagaalyahannada Al-shabaab, kadib weeraro ay Jimcihii iyo Sabtidii la soo dhaafay ka fuliyeen deegaano ay Al-shabaab kaga sugnaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah-Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Baay Faah-faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa K/galbed iyo Al-shabaab oo dhinac ah, kaasi oo ka dhacay deegaanka Awdheegle ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciraaq Oo Laga Helay Xabaalo Wadareedyo Ay Ku Jiraan Meydad Badan Madaxda Ciraaq ayaa waxaa ay heleen xabaalo wadareed ay ku jiraan ugu yaraan 400 oo Meydad meel u dhow magaalada Hawija taasi oo laga saaray bishii la soo dhaafay Daacish.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Lebanon Oo Ugu Baaqay Sacuudiga Inay Cadeeyaan Sababata Ay U Heystaan Sacad Xariiri Madaxweynaha dalka Lebanon Michel Cown ayaa ugu baaqay boqortooyada Sacuudiga inay caddeeyaan sababta ra’iisulwasaaraha Lebanon uu ugu soo laaban la’yahay dalkiisa, kaasi oo hadda ku sugan magaalada Riyaadh ee caasimadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Yariisow “Ciidamada Amniga Waxay Dileen 81 Ka Tirsan Maleeshiyada Al-shabaab” Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa faah faahin ka bixiyey howlgal ay ciidamada Amniga ka sameeyeen gobollada Shabellaha Hoose, Shabellaha Dhexe iyo Jubooyinka. Wuxuu sheegay wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiinta Somaliland Oo Ka Hadlay Doorashada, Aqbalaadda Natiijada Iyo Digniinta Puntland Murashaxiinta 3-da ah ee doorashada Somailand oo kulan maanta la yeeshay guddida doorashooyinka Somaliland waxaa ay warbaahinta u sheegeen in ay ku qanci doonnaan natiijada ka soo bixi-doonta codaynta doorashada. Faysal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Somaliland: Korjoogayaasha Caalamiga Ah Oo Loo Kala Diray Gobollada Somaliland Korjoogayaasha caalamiga ah ee kormeeri doonna habsami u socodka doorashada Somaliland ka dhici doonta 13ka bishan November ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Hargeysa waxaa ay ku sheegeen in dhammaan…