2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Sawirro: Ra’iisul Wasaaraha Oo Shir Guddoomiyey Shirka Amniga Oo Beesha Caalamka Ay Goob Joog Ahayd Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyey shir looga hadlayey howlgalka ciidamada ee Shabeelooyinka ka socda iyadoo beesha caalamka ay goob joog ahaayeen. Shirkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Qiimaha Khudaarta Oo Sare Ugu Kacay Sababo La Xiriira Roobka Iyo Isbaarada Magaalada Baydhabo muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa ay hor-u-mar ka sameysay dhinacyada ganacsiga, xoogsatada suuqyada khudaarta lagu gado intooda badan waa dumar. Dumarka iibiya khudaarta ee ku nool magaalada Baydhabo ayaa …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Difaaca Oo La Kulmay Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Ee Ku Sugan Cadaado Wasiir ku xigeenka wasaaradda difaaca ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Colaad Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Wafdigan waxaa kusoo dhoweeyay magaaladaasi saraakiisha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Muqdisho Uga Furmay Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Ee Dowladda Iyo Maamul Goboleedya Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay shirweyne wadatashi ah oo ay ka qeyb galayaan wasaaradaha Arrimaha gudaha ee maamul…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Saciid Cali Muuse Oo Goobjoog Uga Warramay Qaban-qaabada, Cod-bixinta, Kor-joogayaasha Iyo Guud Ahaan Doorashada Somaliland Saciid Cali Muuse oo ah afhayeenka guddiga doorashooyinka Somaliland oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in guddiga doorashada ka faa’ideysanayaan ardeyda jaamacadaha. “Habkii doorashada sidaad la socotaan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Lacag Dul Dhigtay Madaxa Rag Ka Tirsan Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa lacag dul dhigtay madaxa Labo nin oo la sheegay iney ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab. Wasaaradda amniga gudaha ee Kenya ayaa sheegtay in Labadan nin ciddii soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Booliiska Jubbaland Oo Puntland Ku Wareejiyey Nin Kufsi Ku Eedeysan Ciidamada Booliiska ee maamulka Jubbaland ayaa maanta isaga oo gacmaha ka xiran waxay Puntland ku wareejiyeen nin ku eedeysan kufsiga gabar yar oo 16-sano jir ah, Xabadna uga dhuftay xubinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Oday Dhaqameed Ka Hadlay Doorashada Ka Dhaceysa Sool Iyo Sanaag Nabadoon Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo ka mid ah waxgaradka Puntland ayaa ku eedeeyay maamulka C/weli Gaas sida uu sheegay inuu ka gaabiyey arrimaha gobollada Sool iyo Sanaag. Waxa uu sheegay Nabadoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Duqeeyay Saldhig Al-shabaab Ku Lahaayeen Sh/dhexe Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaaradeed oo habeenkii xalay ahaa ka dhacday deegaan 7-km qiyaastii u jira degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe. Diyaaradahan ayaa la sheegay iney…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Dadka Mucaarada Dowladda Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ioo xalay ka qeybgalay kulan ka dhacay Muqdisho oo loogu magac daray nabadeynta degmooyinka ayaa ka hadlay arrimo badan. Waxyaabaha uu soo…