1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaanduule Caanood Oo Ka Warbixiyey Howlgalka Ciidanka Xoogga Dalka Ee Sh/dhexe Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood ayaa ka warbixiyey howlgalka ay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe. Abaanduulaha oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Wadada Warshadaha Ee Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo barqanimadii maanta ka dhacay wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaare geystay. Miinadan ayaa la sheegay iney ku aasneyd…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciraaq Iyo Suuriya Kadib….Daacish Halkee Ku Sii Jeedaan?! Jabka Daacish ka raacay Ciraaq iyo Suuriya iyo ka bixitaankooda sida Muusil(July 10, 2017 ) iyo Raqqa(October 17, 2017) waxaa ay soo dedejisay su’aalo badan oo ay ka mid yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahii Ciidanka Ilaalada Waddooyinka Oo Geeriyoodey Taliyahii ciidanka ilaalada waddooyinka Cali Maxamuud Cali ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa uu ku dhintey magaalada Muqdisho. Ehlada Marxuumka ayaa xaqiijiyey in maalmahan dambe uu xanuunsanaa, islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka B/weyne Oo Soo Dhoweeyay Dib u Shaqeynta Lacagta Shilinka Soomaaliga Shacabka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka aragti dhiibtay dib u shaqeynta lacagta shilinka Soomaaliga, taasi oo maalmo badan laga diidanaa guud ahaan gobolka Hiiraan. Maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Roobkii Da’ay Oo Saameeyay Beeraleyda (Sawirro) Roobab ka da’ay Gobolka Gedo, ayaa sabab u noqday in uu Wabiga Jubba uu fatahaad sameeyo, waxaana uu saameeyay dalagyo dhul beereed ah iyo matooro loo isticmaalo waraabka Beeraha, khasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi Cirro Cabdiraxmaan Cirro oo ah murashaxa xisbiga Wadani ee doorashada Somaliland ka dhaceysa 13ka bishan, waxaa uu ku dhashay Hargeisa 1955. Waxbarashada: 1985-1988: wuxuu ka baxay SIDAM Muqdisho 1983-1985: SIDAM, Bachelor…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey Oo Sheegeysa In Daacishta Waqootiga Soomaaliya Ay Badanayaan Warbixin ay soo saartay Qaramad Midoobey waxaa lagu sheegay in Daacishta ka jira waqooyiga Soomaaliya ay ku bilowdeen tobaneeyo hadana ay ka badan yihiin 200, warbixintan waxaa ay soo baxday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish Oo Laga Qabsaday Magaalo-weyn Tii Ugu Dambeysay Syria Wararka ka imaanaya dalka Suuriya waxaa ay sheegayaan in Asad iyo xulafadiisa aya Daacish ka qabsadeen magaalo-weyn tii ugu dambeysay ee Islaamiyiinta ay ka talin jireen, Ciidamo ka socda Ciraaq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadaha Masar iyo Soomaaliya Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka Labada Dal Ra’isul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magaalada Sharma-El-sheekh ee dalka Masar kula kulmay ra’isul wasaaraha dalkaasi Shariif Ismaaciil. Mahdi oo ka qeyb-galaya shir dhalinyarada caalamka ayaa arabacadii Sharif kala…