2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadda IRN Ee Qaban-qaabineysa Shirka Maalgeshiga Shidaalka Oo U Jawaabtay Dowladda Shirkadda International Research Network ayaa waxaa ay soo saartay war saxaafadeed ku aadan shirka Somalia Oil, Gas and Mining ee lagu wado in uu dhaco March 2018 Shirkadda waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Ka Hadlay Cidda Ku Tuhmayo Inay Gadaal Ka Riixeyso Mooshinkii Laga Diyaariyey Madaxweynaha maamulka K/galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay cidda uu ku tuhmayo iney ka dambeyso mooshinka la doonayo in isaga xilka looga qaado. Waxa uu tilmaamay in kaalinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Cadaado Oo Qaaday Isbaarooyin Yaallay Deegaanno Hoosta Degmadaasi Maamulka degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa qaaday isbaarooyin dhowr ah oo yaalla duleedka degmada Cadaado iyo deegaanno ku dhow degmadaasi. Guddoomiyaha degmada Cadaado Cabdullaahi C/raxmaan Xuseen Tootoole oo la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Laga Dalbaday Iney Ka Shaqeyso Sidii Loo Sii Deyn Lahaa Dhallinyaro Ku Xiran India Ehlada dhallinyaro Soomaaliyeed oo weli ku xiran dalka India ayaa ka dalbaday dowladda Federaalka Soomaaliya iney dedejiso ka shaqeynta sidii dhallinyaradan dib ugu heli lahaayeen xorriyaddooda. Qaar kamid ah ehladan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha: Waa Dhammaaday Waqtigii Aan Aqbali Jirnay Soomaalida In La Liido Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in uu dhammaaday waqtigii la aqbalayey in la liido dadka Soomaaliyeed, isaga oo dhanka kalena ka hadlay dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Saxaafadda Somaliland Ayaa Ka Furmay Hargeysa Shirkan oo laba maalmood socondoona ayaa waxaa ka soo qayb-galay ku dhawaad boqol saxafi oo ka kala socday dhammaan gobollada Somaliland. Sidoo kale, waxa kulankan kasoo qayb-galay xubno ka socday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe “Soomaaliya Waxay Ka Degi La Dahay Waa Puntland” Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Soomaaliya waxay ka degi la dahay tahay maamulka Puntland, waa sida uu hadalka u dhigaye. Faysal oo maanta hadal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Xildhibaanno Ka Digey Mooshin Laga Keeno Shariif Xasan Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka K/galbeed ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, waxay kaga digeen mooshin xilligaan laga keeno madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Maaliyadda Hirshabelle Oo Sheegtay In Tallaabo Laga Qaadayo Ciddii Diidda Lacagta Shilin Soomaaliga Ah Wasaaradda maamulka Hirshabelle ayaa shaaca ka qaadday in tallaabo adag laga qaadi doono cid walbo oo diidda qaadashada lacagta shilinka Soomaaliga ah. Maxamed Maxamuud Cabdulle, ku simaha wasiirka maaliyadda ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Waxaan Aaminsanahay Inaan Ka Guuleysaneyno Al-shabaab” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo la hadlay qaar kamid ah ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inuu aaminsanyahay in dalka laga saarayo Al-shabaab. Waxa uu madaxweynaha…