1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Xildhibaan Ku Baaqay In Wasiirada Aan Lagu Soo Darin Shaqsiyaad Ka Tirsan Baarlamaanka Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa madaxweynaha kula taliyay in xukuumaddiisa cusub uusan ku soo darin xubnaha baarlamaanka maamulkaasi. Xildhibaan Nuur Xaashi ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobo Laga Raaco Basaska Oo Laga Hirgeliyey Magaalada Muqdisho Maamulka gobolka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho ka hirgeliyey goobo laga raaco basaska, dadkuna ay kusii sugi karaan. Wadada Makka Al-mukarrama, gaar ahaan dhanka degmada Hodon ayaa waxaa laga hirgeliyey goobo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Minnesota: 4 Soomaali Ah Oo Qarka U Saaran In Lagala Laabto Dhalashada Mareykanka Iyo Xuquuqda Waaxda cadaaladda Mareykanka ayaa baaritaan ku bilowday isniintii 4 Soomaali ah oo aha reer Minnesota looga laaban lahaa dhalashada Mareykanka kadib markii lagu eedeeyay in ay isticmaaleen warqado aqoonsi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Iyo Mareykanka Oo Dib-u-bilaabay Fiisayaasha Mareykanka ayaa dib u bilaabay soo saarista visaha dal-ku-galka ee Turkiga isaga oo sheegay inuu la kulmay dammaanad-qaad ku saabsan nabadgelyada shaqaalaha ergada iyo diblomaasiyinta ku sugan Turkiga ka dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump: Aad Ayaa Ugu Kalsoonahay Boqor Salmaan iyo Dhaxal Sugihiisa Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ammaanay boqorka Sacuudi carabiya Salmaan binu Cabdul Caziiz iyo dhaxal sugihiisa Maxamed Binu Salmaan, arrinkaani ayaa yimid ka dib markii ay ku dhaqaaqen madax ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharma el-Sheekh: Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Oo Qeyb-galay Shirka Dhalinyarada Adduunka Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) ayaa ka qeyb-galaya shirka dhalinyaradda Aduunka kaas oo looga hadlo xaalada dhalinta iyo sidii looga wacyi galin lahaa arrimaha Tahriibka iyo xagjirnimada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsato Ka Cabanaya Canshuur Kordhin Lagu Sameeyay Badeecadaha Ay Kala Soo Degaan Dekadda Muqdisho Ganacsatada wax-kasoo degsada dekedda Muqdisho ayaa ka cabanaya canshuur kordhin lagu sameeyay badeecada kasoo degta dekedda. Ganacsatada ayaa sheegay in qaabkii hore ee wax loo canshuuri jiray uu ahaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Shirkii Usoo Dhammaaday Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Qaraa kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay shirkii shalay magaalada Muqdisho ugu soo dhammaaday maamul goboleedyada dalka iyo dowladda Federaalka Soomaaliya. Dadkaan oo la hadlay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: 7 Qodob Oo Ay Ka Simman Yihiin Dalalka Lebnon Iyo Soomaaliya Kadib is-casilaadda ra’isul wasaarihii lebnon Sacad Al-xariiri, faragelinta uu ka sheegtay in dalal badani ku hayaan Lebnon iyo isku-deyga dil uu ka badbaaday kadib markii xukuumadiisa ku guul-dareysatay hub ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Xukun Ku Riddey Kalluumeysato u Dhashay Yemen Maxkamadda gobolka Mudug ee dhanka Galmudug ayaa xukun xabsi iyo ganaax lacageed isugu jira waxay ku riddey Saddex qof oo u dhashay dalka Yemen, kuwaasi oo ay maxkamaddu ku eedeysay…