2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Dhallinyarada Soomaaliyeed Waa Iney Ka Qeybqaataan Xoreynta Goobaha Weli Gacanta Ugu Jira Al-shabaab” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ugu baaqay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed iney kaalin mug leh ka qaataan dagaallada ay dowladda dooneyso iney ku qaaddo Al-shabaab. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Sheegay In Weerarkii Bari Uu Ka Badbaaday Hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay weerarkii diyaaradaha dagaal ay Jimcihii lasoo dhaafay ku qaadeen deegaanno ka tirsan gobolka Bari oo ay ku sugnaayeen dagaalyahanno sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Sh/dhexe Oo Ku Baaqay In Shacabka Lagu Garabsiiyo Wax Soo Saarka Beeraha Maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ugu baaqay hay’adda FOA iney xoogga saarto sidii sanadkaan dadka ku dhaqan gobolkaasi loogu dhiirogelin lahaa wax soo saarkooda, loogana saacidi lahaa dhanka beeraha. Guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan: Waxbo Kama Qaban Karno Diidmada Lacagta Shilin Soomaaliga Maamulka gobolka Hiiraan ayaa shaaciyey inaanu waxbo ka qaban karin diidmada lacagta shilinka Soomaaliga oo dhowaan laga diiday guud ahaan gobolkaasi. Cali Jeyte Cismaan, Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo wareysi siiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Cabdi Xaashi “Isbedal Ayuu Keenayaa Shirkii Muqdisho Ugu Soo Dhammaaday Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada” Siyaasi Cabdi Xaashi C/salaan oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in shirkii Muqdisho ugu soo dhammaaday dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada uu wax badan ka bedali karo is faham…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Sheegay In Dowladda Looga Baahan Yahay Hirgelinta Heshiiskii Ay La Gashay Maamul Goboleedyada Aqoonyahay Maxamed Maxamuud Caalim oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in loo baahan yahay dowladda dhexe iney dhaqangeliso heshiiskii ay la gashay maamul goboleedyada Shantii bishan. Waxa uu tilmaamay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur U Dhimatay Roobka Dartiisa Dhimashada labada caruurta ah ee ka yar da’da labada sano ayaa la xaqiijiyey in ay isku biirsadeen cudurka jadeecada iyo roob xalay ka dul da’ay hooy ay ka deganaayeen Kaam…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Cusub Shirka Deeqbixiyaasha Waxbarashada Soomaaliya Ee Ka Dhacaya Kuwait Soomaaliya ayaa si weyn u soo dhaweysay shirka deeqbixiyaasha waxbarashada Soomaaliya ee ay ku dhawaaqday Dowladda Kuwait iney qabanqaabineyso. Sabtidii ayaa Soomaaliya ay si weyn u soo dhawaysay shirka ay…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Heshiiska Dowladda Federaalka, Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir (Akhriso+Sawirro) Waxaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya lagu qabtay kulan wada tashi oo u dhexeeye Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Gobolka Banaadir 28-kii Oktoobar ilaa 5tii, Nofembar, 2017,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qodob Oo Looga Hadlay Kulankii Maanta Ee Aqalka Sare? Mudanayaasha aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleen arrimo muhiim ah. Waxaa kulankii maanta shir guddoominayey guddoomiye ku xigeenka Koowaad…