1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Diyaariyey Ciidamo Al-shabaab Kula Dagaallama Gedo Maamulka Jubbaland ayaa sheegay iney diyaariyeen ciidamo badan oo gobolka Gedo kula dagaallama dagaalyahannada Al-shabaab. Wasiirka wasaaradda amniga ee maamulkaasi C/rashiid Xasan Nuur ayaa sheegay in ciidamadan yihiin kuwo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe Faysal Cali Waraabe waxaa uu ka mid yahay tartamayaasha madaxweynimada maamulka Somaliland, si akhristayaasheenna wax uga bartaan murshaxiinta kala duwan, waxaan maanta ku bilaabeynaa taariikhda Waraabe. Faysal Waraabe, waxaa uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof Lagu Diley Degmada Afgooye Ee Sh/hoose Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa waxay sheegayaan in rag ku hubeysan bistoolado ay halkaasi ku dileen qof la sheegay inuu deegaanka ahaa. Ninka la diley…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dekadda Boosaaso Oo Si KMG Ah u Shaqo Bilowday Waxaa dib si KMG ah u shaqo bilowday dekadda weyn ee magaalada Boosaaso kadib markii aanay shaqeyn ku dhowaad 7 cisho, muranno soo kala dhexgalay ganacsatada iyo shirkadda DP World.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Weerar Ku Ah Deegaanno Hor Leh Oo Ay Ku Sugan Yihiin Al-shabaab Iyo Daacish Wasiirka warfaafinta maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo wareysi siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay ka go’an tahay sidii ay ula dagaallami lahaayeen Xarakada Al-shabaab…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah-faahin Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Duqeyntii Diyaaradaha Dagaalka Ka Geysteen Gobolka Bari Duqeymo diyaaradeed ayaa ka dhacay degaanno ka tirsan gobolka Bari halkaas oo ay ku sugan yihiin dagaal-yahanno ka tirsan kooxda isku magacowda dowladda Islaamiga. Warar ka soo baxaya ayaa sheegaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Shirka Dowladda Dhexe Iyo Maamulka Goboleedyada Shirka madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa weli ka socda magaalada Muqdisho. Shirkani uu shir guddoominayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa ka qeyb galay wasiirka koobaad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 58 Hay’ad Oo Maraykanka Ka Codsaday In La Cunoqabateeyo Mas’uuliyiinta Myanmar 58 ka tirsan hay’adaha xaquuqul insaanka ayaa waxay ugu baaqeen xukuumadda washinton inay cunnoqabateyn ku soo rogaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Hay’adahaan ayaa waxay ku eedeeyeen mas’uuliyiintaan inay lug ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaalaha Qaramada Midoobay Oo Lagu Eedeeyay Inay Geystaan Tacadiyo La Xiriira Jinsiga Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay la kulantay 31 cabasho oo ka dhan ah shaqaalaheeda kuwaas oo ku saabsan inay geysteen tacadi jinsiyadeed. Arrinkaani ayaa waxay geysteen shaqaalaha qaramada midoobay intii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Gaaska Laga Helay Dhulka Soomaalida Itoobiya Dhoofin Ku Bilaabi-doonta 2019-ka Shirkadda China Poly Group ayaa la sheegayaa in bilaabeyso dhoofinta gaaska dabiiciga ah ee laga soo saaray dhulka Soomaalida Itoobiya bartamaha sanadka 2019ka, sidaasi waxaa sheegay wasiirka Petrolka dalka Itoobiya…