1 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Qof Oo Ku Dhaawacantay Qarax Caawa Ka Dhacay Muqdisho Qarax gaari ayaa goor dhow oo caawa ah waxa uu ka dhacay isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho, kaasi oo waxyeello soo gaarsiiyey shacab halkaasi ku sugnaa. Goob joogayaal ayaa xaqiijiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Amniga Qaranka Oo Ansixiyey Qorshaha Difaaca Qaranka Golaha amniga qaranka oo shirkoodii Labaad maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay meelmariyeen qorshaha difaaca qaranka. Shirkaan oo arrimo badan looga hadlay waxaa shir guddoominayey madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Kasoo Dhaqaaqay Luuq, Kuna Soo Jeeda.. Ciidamada Itoobiya ee soo gaaray degmada Luuq ayaa goorshaw u dhaqaaday dhinaca gobolka Bay oo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed. Sida uu ku waramayo weriyaha Goobjoog News ee gobolka Gedo,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobada Looga Hadlay Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Ah iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Shirka wadatashiga dowladda federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada oo si aan kala go’ laheyn Muqdisho loo fadhiyay muddo 4 maalmood ah ayaa galabta la guda-galay arrimo la xiriira amniga, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UNESCO Konfur-America Ku Taallo Oo Aqoonsatay Jaamacado Soomaaliyeed Layaab ma aha inaad aragto magaca UNESCO oo hay’ado kale oo adduunka ah ay la baxayaan, UNESCO , hay’adda soo daabacday 8 jaamacadood ee Soomaaliyeed, waa magaca u dhigma kan hay’adda Qaramada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ciidamada Galmudug Oo Sameeyay Howlgal Miino Saaris Ah Howlgal ay sameeyeen ciidamada ammaanka Galmudug iyo kuwa Miino baarista ayeey ku guuleysteen iney soo saaraan Miino aan weli qarxin, taasi oo ku duugneyd waddo muhiim ah oo ku taalla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyne: Dhallinyarada Oo Shaqo La’aan Ka Cabanaya (Dhageyso) Dhallinyarada waxbaratay ee ku nool Magalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraaan ayaa ka cabanaya shaqo la’aan ku haysata Magaladaasi kadib markii ay qaarkood in muddo ah ku guda jiren Waxbarashada.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ololaha Doorashada Somaliland Oo Gabogabo Ku Dhow Waxaa gabagabo ku dhow olalaha Doorashadda Maamulka Somaliland xilli bishaan lagu wado inay ka qabsoonto deegaannada maamulkaasi doorasho qof iyo cod ah. 11-ka bishaan ayaa lagu wadaa in lasoo gunaanado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Ciidamo Itoobiya Iyo Gaadiidka Dagaalka Oo Ka Soo Gudbay Doolow Sida uu ku waramayo weriyaha Goobjoog News ee gobolka Gedo, Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan 35 gawaarida dagaalka ah iyo baabuur kale oo nooca taangiyada qaada ah ayaa saaka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Markii 2aad Muddo Bil Teleefan Kula Hadlay Sisi, Kana Dalbaday Taageerada La Dagaalanka Argigixisada Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa arbacadii khadka Telefanka kula hadlay dhiggiisa Masar Cabdifitaax Al-sisi. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo sidii ay iskaga kaashan lahaayeen…