1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Fanax “La Igama Qaadin Xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee K/galbeed” (Dhageyso) Sheekh Axmed C/laahi Fanax, guddoomiyaha maxkamadda sare ee K/galbeed, shalayna ay golaha garsoorka ee maamulkaasi sheegeen in xilka ay ka qaadeen ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, ku sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka CPJ: Soomaaliya Oo Kaalinta 1aad Ka Gashay Goobaha Aan Lagu Ciqaabin Dilaaga Saxafiga Waxaa sanadkii 10aad la soo saaray qiyaasta saxafiyiinta sida gar-darada ah loo bartilmaameedsado, 7 dal ayaa ku jira sanadkan iyo sanad walba, Soomaaliya ayaa sanadkii 3aad oo isku xiga noqotay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Soomaaliya Ku Wareejiyay 450 Qori, Nooca “MPT-76” Dowladda Turkiga ayaa xukuumadda Soomaaliya ku wareejisay hub gaaraya 450 qori oo ah nooca “MPT-76” kaasi oo ciidamada qalabka sida ee Turkiga ay u isticmaali jireen howlgallada la xiriirka la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka New York: 8 Qof Oo Ku Dhimatay Kadib Gaari La Dul-mariyay Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay 12 kalana waxyeello ayaa soo gaartay ka dib markii nin wada baabuur xamuul ah uu xoog ku soo jiiray wado ay maraan dadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad Ee Aqalka Sare Oo Ka Furay Machadka Indhoolayaasha Galmudug Senator Abshir Maxamed Axmed “Bukaari“ oo ah guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee aqalka sare ee baarlamaanka 10aad ayaa Isniintii waxaa uu magaalada Cadaado oo haatan ah xarunta KMG ahaa ee maamulka Galmudug ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyahii Maxkamadda Sare Ee K/galbeed Oo Xilkii Laga Qaaday Guddiga adeegga garsoorka K/galbeed oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxay sheegeen iney xilkii ka qaadeen guddoomiyahii maxkamadda sare ee maamulkaasi, Sheekh Axmed C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradaha Warfaafinta Maamul goboleedyada Oo Dalbaday In Wax Laga Qabto Cabashada Saxafiyiinta Ee Xeerka Saxaafadda Wasaaradaha Warfaafinta Maamul goboleedyada dalka ayaa dalbaday in baarlamaanka federaalka ah aan la horgeyn sharciga Saxaafada inta qaar ka mid ah warbaahintu sharcigaasi ay ka cabanayaan. Hadalkan ayey wasiiradu waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf: Soomaaliya Maanta Maalin Ay Ka Liidato Ma Jirto (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay in dalka uu ku jiro xaalad adag, islamarkaana aysan jirin dalka maalin uu maanta ka liito. Xaaf ayaa tilmaamay in loo baahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Axmed Madoobe “Wadankaan Amnigiisa Wuxuu u Baahan Yahay Gacan Adag In Lagu Qabto” Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo hadal ka jeediyey furitaanka shirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku aadan xaaladda dalka. Ugu horreyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas: Dalku Wuxuu u Baahan Yahay Xasilooni Siyaasadeed Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in loo baahan yahay xasilooni siyaasadeed, islamarkaana muhiim ay tahay in laga wada shaqeeyo midnimada. Gaas ayaa sheegay in laga dhabeeyo…