1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Dowladda Dhexe Iyo Maamul Goboleedyada Oo Maalintiii Labaad Ka Socda Muqdisho Maalintii Labaad waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya shirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada, kaasi oo arrimo badan looga hadlayo. Shirkaan ayaa Madaxdu waxaa ay ku gorfeynayaan arrimaha siyaasadda dalka, wada-shaqeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Q. M : 3 Milyan Oo Qof Oo Ku Nool Congo Waxaa ay Qarka U Saaranyihiin Macluul David Beasley oo ah agaasimaha fulinta barnaamijka cuntada aduunka ee raacsan qaramada midoobay ayaa sheegay in ku dhawaad 3 milyan oo qof ay qarka u saaranyihiin macluul,kuwaas oo ku nool…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Astana: Wareegii Todobaad ee Wadahadllada Looga Arrinsanayo Suuriya Ayaa Ka Furmay Magaalada Astaana ee caasimadda dalka Kazakhstan waxaa ka furmaya wareegii todobaad ee wadahadallada looga arrinsano xal u helidda dhibaatada Suuriya. Wada hadalladan ayaa waxay socon doonaan muddo labo maalin ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Looga Hadlay Kulankii Degdegga Ahaa Ee Ay Yeesheen Golaha Wasiirada? Shir aan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar) ayaa looga hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyeyaasha Nabad Sugidda Iyo Booliiska Oo Xilalkii Laga Qaaday Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa xil ka qaadis u sameeyay taliyeyaasha ciidamada Booliiska iyo Nabad Sugidda qaranka, kadib kulan ay goluhu isugu yimaadeen. C/xakiin Daahir Saacid iyo Cabdullaahi Maxamed Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Dowladda Dhexe Iyo Maamul Goboleedyada Oo Ka Furmay Muqdisho Waxaa goor dhow xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ka furmay shirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada, kaasi oo looga hadlayo arrimo muhiim ah. Inkastoo aan shirkaan lasoo bandhigin ajendihiisa, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Muqdisho Ku Casuumay Guddoomiyaha Baarlamaanka Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa magaalada Muqdisho u casuumay madaxweyne ku xigeenka iyo guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug, kuwaasi oo khilaaf siyaasadeed uu kala dhaxeeyo Madaxweyne Xaaf oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Dowladda Dhexe Iyo Maamul Goboleedyada Oo Maanta Ka Furmaya Muqdisho Waxaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah uu magaalada Muqdisho ka furmo shirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada dalka ka jira. Sabtidii shalay ayuu ahaa qorsha furitaanka shirkan, hase…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Kamid Ah Raggii Weerary Hotelka Naasa Hablood 2 Oo Nolosha Lagu Qabtay Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay iney gacanta ku dhigtey Saddex kamid ah raggii weerarka ku qaaday Hotelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho. C/casiis Xildhibaan oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydad Hor Leh Oo Laga Soo Saaray Hoteelka Naasa Hablood 2 Ee Muqdisho Wararka ka imaanaya Hoteelka Naasa Hablood 2, degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in Meydad hor leh laga soo saaray halkaasi oo gabal dhacii shalay ay weerar ku…