1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidanka Badda Oo Lagu Diley Magaalada Muqdisho Wararka ka imaanaya xaafadda Cali Kamiin ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi goor dhow lagu diley sarkaal ka tirsanaa ciidanka Badda Soomaaliyeed. Sarkaalkan la diley ayaa magaciisa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Xaaf Oo Lagu Soo Dhoweeyay Magaalada Muqdisho Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana lagu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Wasiirka arrimaha Gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya iyo Turkiga Oo Ku Heshiishay La Dagaalanka Argigixisada Wasiirka arrimaha gudaha Turkiga Süleyman Soylu iyo wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa ku heshiiyey jimcihii in labada dal ay si simman ula dagaalaan argigixisada. Arinkaani ayaa yimid ka dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Museveni: Uganda 5,000 Oo Ciidan Ayey U Direysaa Soomaaliya…Waa Haddii Lacag Loo Helo Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa la sheegayaa in uu ogolaaday in Soomaaliya u soo diro 5,000 oo ciidamo ah, waa haddii sida uu sheegay loo helo lacag iyo qalab ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Degmada Cadalle Oo Ku Dhaawacmay Qarax Miino Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in qarax Miino oo ka dhacay inta u dhaxeysa degmooyinka Balcad iyo Jowhar uu ku dhaawacmay guddoomiyahii degmada Cadalle Maxamed Muuse…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Al-shabaab Oo Madaafiic Ku Garaacday Deegaanka Buulo-gaduud, J/hoose Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay madaafiic ku garaaceen deegaanka Buulo-gaduud ee gobolka Jubada Hoose, halkaasi oo fariisin ay ku leeyihiin ciidamada Jubbaland. Goob jooge…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Maxamed Cumar “Al-shabaab Fursad Kale Yaan Loo Siin Iney Shacab Laayaan” Madaxweynaha maamulka degaanka Soomaalida Itoobiya (Soomaali Galbeed) Cabdi Maxamed Cumar ayaa ka hadlay qaraxii 14-kii bishan ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, isaga oo tilmaamay in ka maamul ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiinaha Oo Maraakiib Dagaal Iyo Ciidamo Dheeraad Ah Usoo Diraya Xeebaha Soomaaliya Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in maraakiib iyo ciidamo badan oo dheeraad ah usoo dirayaan xeebaha Soomaaliya, si ay u xoojiyaan la dagaalanka waxa logu yeero burcad badeedda. Geng Shuang oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Dowladda Federaalka Iyo Maamul Goboleedyada Oo Maanta Ka Furmaya Muqdisho Maanta Oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada dalka ka jira. Qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada waxay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaarha Spain Oo Kala Diray Baarlamaanka Catalonia Ra’iisulwasaaraha dalka Spain Mariano Rajoy ayaa jimcihii kala diray baarlamaankii Calotonia isaga oo tilmaamay in la qaban doono doorashooyinka gudaha 21 bisha December ee soo socota. Arrinkaani ayaa yimid ka…