1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Shacabka Oo u Dareeray Doorashada Madaxweynaha Shacabka ku dhaqan dalka Kenya ayaa u dareeray saakay oo Khamiis ah doorashada muranka ka jiro ee madaxweynaha. Ammaanka Kenya ayaa aad loo adkeeyay, waxaana tartankaan isaga haray hoggaamiyaha mucaaradka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Geerida Jeneraal Maxamed Abshir Muuse Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Janaraal Maxamed Abshir Muuse oo caawa ku geeriyooday dalka Mareykanka. “Aniga oo ku hadlaya magacayga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Sidee Ra’iisul Wasaare Kheyre Loogu Soo Dhoweeyay Turkiga? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah, ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay madax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 9 Agaasime Oo Loo Magacaabay Wasaaradda Waxbarashada Wasiirka wasaaradda waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare Cabdi Daahir Cismaan ayaa wareegto uu soo saaray arbacadii ku magacaabay agaasimayaasha waaxyaha kala duwan ee wasaaradda, iyadoo guddiga shaqada iyo shaqaalahana la siiyay wargelin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Soomaaliya iyo Morocco oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka Labada dal Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Mr. Mukhtar Mahad Daud oo howlo shaqo ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxa uu halkaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweynaha Oo Sheegay In Madaxda Uganda, Itoobiya Iyo Jabuuti Ay Aqbaleen Xoojinta Dagaalka Ka Dhanka Ah Al-shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in madaxda dalalka Uganda, Itoobiya iyo Jabuuti ay isku soo afgarteen in la dar-dar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dawladda Imaraadka Carabta Oo Qaaday Qaar Ka mid ah Dadkii ku Dhaawacmay Qaraxii Zoobe Dawladda Imaraadka Carabta ayaa maanta qaaday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Zoobe ka dhacay 14kii bishan kaasi oo ay dad badan ku dhinteen kuwa kalena ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo AMISOM Ah Oo Macalimiin Iyo Ardey Ku Diley Duleedka Muqdisho Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeysa deegaannada Carbiska iyo Lafoole ayaa waxay sheegayaan in ciidanka AMISOM ay halkaasi ku dileen arday iyo macallimiintooda. Ciidamadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ku Wajahan Dalka Turkiga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo aadan uu u ambabaxo dalka Turkiga sidey inoo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo. Waxa uu Ra’isul wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Ka Wada Magaalada Boosaaso Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso, saakay oo Arbaco ah waxay sheegayaan in ciidamada maamulka Puntland ay halkaasi ka wadaan howlgal ballaaran oo ammaanka lagu xaqiijinayo. Howlgalkaan oo daba socda qaraxii…