6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qisada 5 Ka Mid Ah Dadkii Ku Dhintay Qaraxii Isgoyska Zoobe Qaraxii 14kii bishan ka dhacay isgoyska Zoobe waxaa uu dhibaateeyay qoysas badan oo Soomaali ah, qoysaskaas oo ka tirsan qeybaha kala duwan ee bulshada. Goobjoog News ayaa warbixintan ku eegi-doonta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Xeryaha Barkacayaasha Oo Laga Sheegayo Dhibaatooyin Banii’aadnimo Qoysas barakacayaal ah oo bilhii lasoo dhaafay ku sugnaa duleedka xaafada Calanleey ee magaalada Kismaayo ayaa waxa ay ka cabanayaan xaalado bani aadanimo oo isbiirsaday kuwaas oo ay ugu horeeyaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “Madaxda Turkiga Waxay Diyaar u Yihiin In Ay Ka Qeybqaataan La Dagaalanka Iyo Ciribtirka Argagixisada” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turki Binali Yildrim, waxaana si hab-maamuus ah loogu soo dhaweeyey Qasriga Ra’iisul Wasaaraha Turkiga, isagoona…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Jubada Hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in maanta uu ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Jubada Hoose. Ciidamada Al-shabaab ayaa jidka u galay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Wadajir Oo Mamnuucay In Wax Lagu Iibiyo Hareeraha Isgoyska Zoobe Maamulka degamada Wadajir ayaa amar cusub kusoo rogay ganacsatada yar yar ee wax ku iibisa hareeraha isgoyska Soobe. Gudoomiyaha degmada Wadajir Sheekh Cumar Cabdullaahi Xasan oo saxaafadda la hadlay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkii Mudug Oo Kordhay Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan inuu kordhay khasaaraha ka dhashay dagaal maanta ka dhacay bariga gobolkaasi, kaa oo u dhaxeeya maleeshiyaad kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbaxyo Ka Bilowday Magaalooyin Kamid Ah Dalka Kenya Dibadbaxyo xooggan ayaa lagu soo waramayaa iney goor dhow ka bilowday magaalooyin kamid ah dalka Kenya, gaar ahaan meelaha ay ku xooggan yihiin taageerayaasha xisbiga mucaaradka dalkaasi ee NASA. Taageerayaashan …
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedkii Maj. Gen. Maxamed Abshir Muuse Marxuum Maj. Gen. Maxamed Abshir Muuse oo arbacadii ku geeriyooday dalka Mareykanka waxaa uu taariikh dheer ku lahaa ciidamada Booliiska Soomaaliyeed. Marxuum Abshir Haammaan, waxaa uu dhashay 1926, isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Dib Uga Bilowday Bariga Gobolka Mudug Dagaal u dhaxeeya maleeshiyaad kala taabacsan maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa lagu soo waramayaa inuu ka socdo deegaanno ku dhow deegaanka Godod ee Bariga gobolka Mudug. Dagaalkan ayaa bilowday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qof Ku Dhintey Qarax Ka Dhacay Degmada Kaaraan Ee Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax habeenkii xalay ahaa ka dhex dhacay guri ku yaalla degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga xafadda Buurka-diikow ee degmadaasi. Qof…