1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Madoobe Nuuno Oo Kamid Noqday Dadkii Ku Dhintey Weerarkii Naasa Hablood 2 Wasiirkii arrimaha gudaha ee maamulka K/galbed Madoobe Nuunow Maxamed ayaa la xaqiijiyey inuu kamid noqday dadkii xalay ku dhintey weerarkii ka dhacay hoteelka Naasa Hablood 2, degmada X/weyne ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Ka Hadlay Weerarkii Naasa Hablood 2 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeynaaya muwaadiniintii ku geeriyooday weerarkii argagixisada ahaa ee lala beegsaday Hoteel Naaso hablood. Madaxweynahu waxa uu Alle uga baryey in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Ku Burburtay Afghaanistaan Oo Ay Ku Dhinteen Ciidamo Maraykan Ah Ururka gaashaabuurta Naato ayaa sheegay in hal askari oo Mareykan ah uu dhinty, halka lix kale ay dhaawacmeen ka dib markii diyaarad Helokobter ah ay kula dul burburtay gobolka Lagor…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Hubeysan Oo Ka Dhex Dagaallamaya Hoteelka Naasa Hablood 2 Ee Muqdisho Rag hubeysan oo la sheegay iney ka tirsan yihiin Al-shabaab ayaa ka dhex dagaallamaya Hoteelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho. Ciidamada dowladda ayaa wada howlgal ballaaran oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Oo Kamid Noqday Dadkii Ku DhinteY Qaraxii Naasa Hablood 2 Xildhibaan hore C/naasir Garane Aadan yaa kamid noqday dadkii ku dhintey qaraxii galabta ka dhacay Hoteelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho. Allaha u naxariistee wuxuu Gaarane kamid ahaa dadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxyadii Galabta Ka Dhacay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Labo qarax gaari oo gabal dhacii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan ka kala dhacay banaanka Hotelka Naasa Hablood 2 ee degmada X/weyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Hotel Naasa Hablood 2 Iyo Khasaare Ka Dhashay Qarax gaari weyn loo adeegsaday ayaa ka dhacay Hotel Naasahablood 2 oo ku yaalla xaafadda Xamar-weyne ee Magaalada Muqdish, waxaana xigay daqiiqado kadib mid kale oo ka dhacay meel aan…
12 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sooyaalka Khilaafka Dowladda Federaalka Ah Iyo Maamul Goboleedyada Ee 5ta Bil Jirsaday! Berri oo Axad ah, waxaa lagu wadaa in Muqdisho uu shir ku dhex-maro dowladda federaalka ah iyo maamul goboleedyada si looga hadlo khilaaf-ka soo jiitamayey muddo 5 bil ah. Khilaafkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Lala Xiriirinayo Al-shabaab Ciidamada Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen buuraha Calmadow, waxay kusoo qabteen rag ay sheegeen iney ka tirsan yihiin Xaarkada Al-shabaab. Howlgalkaan oo ahaa mid si saf ballaaran ah ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Dowladda Dhexe Iyo Maamul Goboleedyada Oo Maanta Dib Uga Dhacay Maanta oo Sabti ah waxaa lagu waday in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada dalka, kaasi oo looga hadli lahaa arrimo badan, balse maanta dib…