4 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ku Celceliyey In Loo Midoobo Dagaalka Ka Dhanka Ah Al-shabaab Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo ka hadlayey furitaanka shirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada ayaa ku dheeraaday ka hadalka ajendaha shirka oo uu sheegay inuu ugu muhiimsan yahay arrinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Shirkaan Waxaan Uga Hadleynaa Sidii Aan Meel Walbo Uga Qaadi Lahayn Weerarka” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in shirka magaalada Muqdisho uga furmay dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada looga hadli doono arrimo badan oo amniga ugu horreeyo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Washinton Oo Xirtay Nin Lagu Tuhunsanyahay Inuu Ka Qeybgalay Weerarkii Lagu Dilay Safiirkii Mareykanka U Fadhiyey Liibiya Aqalka cad ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay xireen nin xagjir ah oo la aaminsanyahay inuu kaalin weyn ka qaatay weerar lagu qaaday dalka Benghazi sanadkii 2012. weerarkaas oo lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 17 Ku Dhimatay Duqeyn Ka Dhacday Libya Ugu yaraan 17 qof oo u badan caruur iyo haween ayaa ku dhintay weerar cirka ah oo ay ku qaadeen diyaarado aan haybtooda lagaraneynin Magaalada Darnah ee dalka Liibiya. Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Ku Xigeenka Galmuudg Oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Ku-xigeenka UK Ee Soomaaliya Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey ayaa maanta kulan la qaatay Safiir ku-xigeenka wadanka Ingiriiska u dhafiyay Soomaaliya Ambassador Mrs Mary shockledge Kulanka oo ka dhacay safaarada wadanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ajendaha Shirka Dowladda Dhexe Iyo Maamul Goboleedyada Goobjoog News, ayaa heshay ajendaha shirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada uga socda magaalada Muqdisho, kaasi oo si rasmi ah shalay u furmay. Shirkaan waxaa ka qeybgala madaxda dowladda dhexe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha “Cawad Waxa Uu Inta Ugu Badan Nolashiisa Ku Bixiyey Ururinta Taariikhda Soomaalida” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska, ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, Allah ha u naxariistee, Marxuum Cawad Axmed Cashara oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cawad Axmed Cashara Oo Geeriyooday Cawad Axmed Cashara oo ahaa Xildhibaan horay uga tirsanaa baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday dalka Canada halkaasi uu ku noolaa. Marxuum Axmed Cashara waxaa uu ka tirsanaa jabhadda uu hoggaaminayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ammar Kusoo Rogey Gaadiidka Xamuulka Wareegto kasoo baxday maamulka gobolka Banaadir ayaa lagu mamnuucay in gaadiidka Booyadaha aysan magaalada Muqdisho isticmaali karin 7-da subaxnimo illaa iyo Sideedda fiidnimo. Sidoo kale wareegtadan ayaa lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Maxamed Geeddi Oo Ku Baaqay In Loo Midoobo Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in ay muhiim tahay in laga shaqeeyo xasiloonida iyo nabadgelyada dalka. Geeddi ayaa sheegay inay ceebtahay in maalin walba loo…