1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirmadaxeedka Dahraan Oo Looga Hadlay Tamarta, Amniga Iyo Ladagaalanka Argigixisada Magaalada Dhahran ee caasimadda Iran ayaa waxaa ka furmay shir madaxeed u dhaxeeya madaxda dalalka Ruushka ,Iran iyo Azerbaijan. Vladimir Putin ayaa waxaa uu la kulmi doonaa hogaamiyahay ruuxiga ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “Waxaa La Idin Kaga Fadhiyaa Inaad Door Lixaad Leh Ka Qaadataan Ciribtirka Al-shabaab” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la dar-daarmay ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo ay tababareen isla markaana qalabeeyeen dawladda Imaaraadka Carabta, lagu wareejinayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso: Labo Qof Oo Ku Dhimatay Rasaas Ay Fureen Ciidamada Puntland Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in Labo qof ay ku dhimatay magaaladaasi, kadi rasaas ay askar ka tirsan ciidanka Puntland ku fureen dad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo La Wareegay Deegaanno Al-shabaab Kaga Sugnaayeen Sh/hoose Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa xaqiijiyey in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay dagaal kula wareegeen deegaanno ka tirsan gobolkaas, kuwaasi oo ay maamuli jireen Al-shabaab. Guddoomiye ku xigeenka dhanka maamulka…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Turkiga Oglan Bekar Oo Goobjoog Uga Waramay Mashariicda Ay Fuliyaan Iyo Taageerada Ay Siiyaan Soomaaliya Turkiga waxaa uu ka mid yahay dalalka xiriirka soke la leh Soomaaliya, waxaa ay Muqdisho ka hirgeliyeen mashaariic aad u badan, waxaa ay sidoo kale Soomaaliya ka taageeraan ciidanka. Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbaxyo Ka Socda Magaalada Boosaaso Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka soconayaan dibadbaxyo ballaaran oo ay dhigayaan shacab aad u badan. Dadka ayaa ka banaanbaxaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Waddooyinka Oo Lagu Suray Nalalka Cadceedda Ku Shaqeeya Maamulka Gobolka Gedo iyo degmada Baardheere ayaa xalay fiidnimadii isugu yimid wadada goobaha lagu xeray leyrarka cadceedda ku shaqeeyo ee laga hirgeliyay, waxaana tallaabada iyo adeegganba soo dhaweeyay dadka deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dhallinyarada Muqdisho Oo La Xisaabtamaya Dowladda Federaalka Kulan ay ka qeybgaleen dhallinyarada Muqdisho ayaa looga hadlay arrimo badan oo dhanka ammaanka u badan. Dhallinyarada kulankaan ka qeybgalay ayaa sheegay in dowladda Federaalka aanay wax badan ka qaban…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Ka Warbixiyey Halka Ay Mareyso Muranka Badda Ee Soomaaliya Iyo Kenya Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka, Axmed Cali Daahir ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu faah faahin dheeraad ah ka bixiyey halka ay mareyso muranka badda ee u dhaxeeya Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxaa Laga Filan Karaa Shirka Muqdisho Uga Socdo Dowladda Dhexe Iyo Maamul Goboleedyada? Hay’adda Cilmi baarista ee Heritage ayaa rajo wanaagsan ka muujisay in natiijo wax ku ool ah ay kasoo baxdo shirka magaalada Muqdisho uga socda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada dalka. C/rashiid…