1 daqiiqo Sheeko:Dalka CabdiraxmaanYuusuf Caynte Oo Iska Casilay Xilka Safiirka Soomaaliya Ee UK Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Caynte ayaa Goordhaw Goobjoog News u xaqiijiyay in uu iska casilay xilka safiirka Soomaaliya ee UK. Mr. Caynte waxaa xilkan u magacaabay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo bishii June…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Farmaajo U Ballan-qaaday Ka Qeyb-galka Dagaalka Ka Dhanka Ah Al-shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa gaaray magaalaa Addis Ababa. Madaxweynuhu ayaa halkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Booriyay Dhameystirka Dastuurka Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in aan la aqbali karin in qabyo uu ahaado dastuurka dalka loona baahanyahay in la dhameystiro, si uusan u dhicin iska horumaad iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Adis Ababa Ka Sheegay In Ay Taageerayaan AMISOM Safiirka Mareykanka u qaabilsan Qaramada Midoobey Nikki Haley ayaa la sheegayaa in ay isniintii xaaladda Soomaaliya uga hadashay kulan ay la yeelatay madax Afrikaan ah oo looga hadlay xaaladda Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Xalay Ka Dhacay Afgooye, Shabeellada Hoose Wararka ka imaanayo degmada Afgooye ee gobolka shabeellada hoose ayaa sheegaya in saakay ay xaaladdu tahay mid degan dagaal xalay dexmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa xarakada Al-shaab halkaas ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Ka Hadlay Sida Lagu Afjari Karo Khilaafka Siyaasadeed Ee Dowladda Federaalka Ah Iyo Dowlad Goboleedyada Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in ay muhiim tahay soo afjaridda khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya madaxda maamul goboleedyada dalka iyo dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Suudaan Oo Booqasho Ku Jooga Qatar Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa gaaray caasimadda dalka Qatar ee Dooxa halkaasi oo uu kulan ku layeelan doono dhiggiisa Sheikh Tamiim Binu Xamda. Kulanka labada madaxweyne ayaa waxaa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxii Zoobe: 35 Qof Oo Weli Dhaawac Ahaan U Jiifa Isbitaallada Muqdisho In kasta oo dowladda federaalka ah ay 3 maalmood ka hor sheegtay in 7 qof oo dhaawac ah ay ku hareen Isbitaallada magaalada Muqdiso marka laga hadlaayo qaraxii isgoyska Zoobe,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland Oo Shaqada Laga Joojiyey, Lagana Dhigay Xabsi Guri Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, taas oo shaqadii looga joojiyey xabsi gurina lagu xukumay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland. Xeer Madaxweyne Lr. 126 October 22…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Gaaray Jowhar Iyo Caleema Saarka Oo Bilowday Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe waxaa ka bilowday munaasabadda Caleema Saarka madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, iyadoo madax badan ay ka qeybgalayaan. Howlgalka munaasabadda ay ka dhacayso waxaa…