1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Kamid Ah Ergadii Soo Xulay Xildhibaannanda Golaha Shacabka Oo Lagu Diley Muqdisho Rag ku hubeysan bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxay magaalada Muqdisho gaar ahaan suuqa Bakaaraha ku dileen mid kamid ah ergadii soo doortay xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Shacabka Oo Saakay u Dareeray Goobaha Codbixinta Ee Doorashooyinka (Sawirro) Shacabka Somaliland ayaa saakay oo Isniin ah waxay u dareereen goobaha codbixinta doorashooyinka, waxaana qof walba uu codkiisa siin doonaa mid kamid ah Saddexda musharrax ee tartamaya. Codbixinta ayaa bilaabantay saakay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ku Xigeenka Amniga Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Dowladda Rwanda Wasiir kuxigeenka Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Mr. Abdinasir Said Muse oo uu wehlinayay Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Amb. Ali Mohamed Ali ayaa waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lebnon: Xariiri Oo Mar kale Isku Casili-doona Gudaha Lebnon Ra’iisulwasaarihii is casilay ee dalka Lebanon Sacad Xariri ayaa sheegay inuu ku laaban-doono dalkiisa maalmaha soo socda si uu rasmi iskaga casilo xilkaani. Xariri oo wareysi siinayay mid ka mida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Somaliland: Puntland Cadow Badan Ayaan Wada-Leennahay Taliyaha ciidanka millatariga Somaliland General Nuux Ismaaciil Taani ayaa maamulka Puntland ugu baaqay in la ilaaliyo nabad-galyada iyo jaarnimada. General Nuux Taani oo ay weheliyaan taliyaaasha ciidamada booliska Cabdullahi Fadal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Rag Ka Tirsan Al-shabaab, Wateyna Walxaha Qarxa Oo Lagu Qabtey Luuq, Gedo Maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen Labo nin oo dhallinyaro ah, kuwaasi oo watey walxaha qarxa kana tirsan Xarakada Al-shabaab. Guddoomiyaha degmadaasi Maxamed Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Ka Digtey Weeraro Al-shabaab Ka Geystaan Mombasa Iyo Mandhera Dowladda Kenya ayaa waxay ka digeysaa suurtagalnimada in dagaalyahannada Al-shabaab ay weeraro qorsheysan ka geystaan magaalooyinka Mombasa iyo Mandhera. Warbixin kasoo baxday laamaha ammaanka dalka Kenya ayaa lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Duqeyn Ka Geystay Shabellaha Dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in diyaarado dagaal ay duqeyn ka geysteen deegaan lagu magacaabo Buulo Mareerey oo qiyaastii 5-KM u jira deegaanka Basra. Goob joogayaal…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaadiidka Cirka & Dhulka: 30 Bishan Ayaan La Soo Wareejinayaa Maamulka Hawada Maxamed Cabdullahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka & Dhulka oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa waxaa uu uga hadlay waxyaabaha u qabsoomay wasaaraddiisa . Weriye Maxamud Cali Xaaji ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Wasiirka Gaadiidka Cirka & Dhulka Oo Maanta Hortagaya Aqalka Sare Maxamed Cabdullahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka & Dhulka ayaa maanta lagu wadaa in uu hortago aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Wasiirka waxaa uu warbixin ka siin-doonaa Xildhibaannada arrimaha…