1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Xoojiyey Ciidamada Ka Jooga Soomaaliya Dowladda Maraykanka aya waxay xoojisay ciidamadeeda ka jooga Soomaaliya, kuwaasi oo ka qeybqaata howlgallada lagu baacsanayo Al-shabaab iyo Daacish. Saraakiil ka tirsan wasaradda difaaca ee dalka Maraykanka ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Sheekh Maxamed Bin Zayed Oo Arrimo Dhor Ah Ka Wada Hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho labo cisho ah ku jooga dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa wadahadallo la yeeshay Dhaxal Sugaha Imaaradda Abu Dubay, ahna Ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Xisbullahi Oo Iska Fogeeyay In Ay Hub U Diraan Yeman Xassan Nasrallah xogheya guud ee ururka Xisbullahi ayaa diiday eedeymaha loo jeediyay oo ah inay ku lug leeyihiin ururka taageeridda argigixisada. Nasrallahi ayaa iska fogeeyay in Xisbullahi ay Yeman u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Caruurta Adduunka Oo Laga Xusay Muqdisho Munaasabadda xuska maalinta Caruurta adduunka ayaa maanta lagu qabtay xarunta gabdhaha agoonta degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin u dooda xuquuqda caruurta. Sagal Cali Maxamuud oo kamid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay inta u dhaxeysa degmooyinka Jowhar iyo Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa la…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dukumenti: Xiriirka Shirkadda Mareykanka Ah Park Strategies Iyo Dowladda Soomaliya(2011, 2017) Sida uu daabacay Wargeyska Daily Nation, dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa mar kale shaqaaleysiiyay Senator-ka howl-gab-ka ah ee Alfonse Marcello D’Amato, sidii uu Soomaaliya uga iibin lahaa maamulka Trump.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Ka Wada Buuraha Galgala, Gobolka Bari Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in ciidamada maamulka Puntland ay howlgallo ballaaran ka wadaan buuraha Galgala oo la aaminsan yahay iney ku jiraan dagaalyahanno ka tirsan Daacishta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab Laga Leeyahay Talyaaniga Oo Qabtay Rag Burcadbadeed Ah Markab laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa gacanta ku dhigey Lix nin oo burcad Badeed ah, kuwaasi oo la sheegay iney doonayeen iney qafaashaan markab xamuul siday. Markabka raggan qabtay ayaa…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Soo Saartay Wixii u Qabsoomay Todobaadkii Tagay Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay 10 – 15 November 2017. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Oo Soo Saaray Digniin Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka digey in la dhisto dhulka ay leeyihiin ciidanka Asluubta kuna yaalla nawaaxiga Isbitaalka…