1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Heshiis Horudhac Ah Gaaray Madaxda maamullada Galmudug iyo Ahlu-sunna oo shir uga socday dalka Jabuuti ayaa maanta oo Axad ah waxay si horudhac ah u gaareen heshiis. Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: 8 Xisbi Oo Si Rasmi Ah Loo Siiyey Warqadahooda Aqoonsiga Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa shahaadooyinkooda aqoonsiga diiwaangelinta maanta siiyay 8 xisbi siyaasadeed, iyadoo munaasabad arrintan ku aadan ay ka socoto mid kamid ah hoteellada magaalada Muqdisho. Xisbiyadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Amniga Qaranka Oo Maanta Ka Furmaya Muqdisho Sida uu qorshaya yahay, maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir ballaaran oo looga hadli doono amniga guud ee Qaranka. Shirkan waxaa yeelanaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobow Oo Kormeeray Xarumo Ciidan Oo Ku Yaalla Baydhabo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo dhowaan gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa 24-kii saac ee ugu dambeysay wuxuu kormeer ku tagay xarumo ciidan oo ku yaalla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dowladda Oo Hay’adda USAID La Saxiixan Doonto Mashaariic Ku Baxaysa $300 Milyan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in hay’adda USAID ay la saxiixan doonto dhowaan heshiiska mashaariic ku baxaysa lacag dhan $300 Milyan. Wasiirka wasaaradda Qorsheynta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Islow Oo Sheegay In Ay Is Soo Dhiibeen 54 Qof Oo Ka Tirsanaa Al-shabaab, Qaraxii Zoobe Kadib Wasiirka amniga Gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abukar Islow Ducaale ayaa sheegay in dowladda ay isku soo dhiibeen 54 kamid ahaa dagaalyahannada Al-shabaab qaraxii Zoobe kadib, sidoo kalena ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Sheegay In Xuukuumaddiisa La Timid Isbedal La Taaban Karo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in mudadii ay jirtay xukuumaddiisa ay qabatay howlo badan oo aad u muhiim ah. Wuxuu sheegay Ra’iisul wasaaraha sheegay in markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Carabta: Mareykanka Haddii Uu U Aqoonsado Qudus Caasimadda Israa’iil Waxay Sii Dhiiro-galintoondaa Xagjirnimada Xoghaya guud ee ururka Jaamacadda Carabta Ahmed Aboul Gheit ayaa sheegay in haddii uu mareykanka uu ku adkeysto Qudus in loo magacaabo caasimadda Isra’iil ama loo guuriyo safaaraddiisa Tel Aviv…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Cusub Ee Gaashaandhiga Oo Maanta Xilka La Wareegay Wasiirka cusub ee wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda Federaalka Soomaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta si rasmi ah xilkaasi ula wareegay, kadib munaasabad ka dhacday xarunta wasaaradda difaca ee magaalada Muqdisho.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Faah Fahin Laga Bixiyey Safarradii Uu Madaxweyne Farmaajo Ku Tagay Kenya Iyo Ivory Coast Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib ka qeybgalkii caleema-saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo Shir-madaxeedkii…