2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madeira: Bixitaanka AMISOM Waxaa Ay Waxyeello Ku Tahay Howl-gallada Socda Madaxa ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ee ka tirsan ururka midowga Afrika ambassador, Franciso Madeira ayaa sheegay in qorshaha lagu dhimayo ciidamada AMISOM ay waxyeeleyneyso muhiimadda nabad ilaalinta, maadaama aan laheynin ciidamo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukunno Kala Duwan Ku Riddey Afar Qof Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saakay oo Talaado ah waxay xukun ku riddey Afar nin oo eedeysanayaal ah, waxaana qaarkood ay ku eedeysanaayeen iney kamid yihiin Al-shabaab. Guddoomiyaha maxkamadda Dararajada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka “Somali Partnership Forum” Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Muqdisho Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyo shirka heerkiisa sarreeya ee “Somali Partnership Forum” kaasi oo shalay furmay. Shirkaan waxaa looga hadlayaa arrimo badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Maalintii Labaad Xiran Maalintii Labaad waxaa xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho, sababo la xiriira shirka heerkiisa sarreeya ee lagu qabanayo magaalada. Shacabka oo aad moodo in maanta ay kusii tashadeen waddooyinka xiran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Dib U Dhigay Go’aankiisii Raridda Safaaradda Mareykanka Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay in madaxweyne Trump uu dib u dhigay go’aankiisii ku aadanaa ku dhawaaqista Qudus inay tahay caasimadda Isra’iil. Afhayeen u hadlay aqalka cad ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Loo Dilay Cali Cabdalla Saalix? Madaxweynihii hore ee Yemen Cali Cabdalla Saalix oo ka baxay magaalada Sanca ayaa gaadiidkiisa wadada loo galay, waxaa la socday kaaliyaha xogheyaha guud ee xisbiga Yaasir Cawaadi, General Cabdalla Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xuutiyiinta: Cali Cabdalla Saalix Waan Dilnay Wasaaradda arrimaha gudaha Xuutiyiinta ayaa sheegtay in ay dileen madaxweynihii hore ee dalka Yemen Cali Cabdalla Saalix. Saalix ayey ku gurigiisa ku dhufteen gantaal taasi oo keentay in xabad uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shariif Xasan “Waqtigii AMISOM Bixi Lahayd Lama Joogo” Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in xilligaan aan la joogin waqtigii ay ciidamada AMISOM ka bixi lahaayeen Soomaaliya. Wuxuu sheegay Shariif Xasan in ciidamo Soomaaliyeed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore Ee Yemen Oo La La’yahay Kadib Markii La Duqeeyay Wararka ka imaanaya magaalada Sanca ayaa sheegaya in madaxweynihii hore ee dalkaasi Cali Cabdalla Saalix la la’ yahay kadib madkii ay maanta gurigiisa duqeeyeen kooxda shiicada ah ee Xuutiyiinta. Arrintan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shirka “Heshiiska Amni” Ee Muqdisho Waxaa Muqdisho ka furmay shirka ‘ Heshiiska Amni” ee looga hadlayo xallinta arrimaha la xiriira Amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha. Madasha waxaa ku sugan Madaxweynaha Soomaaliya, Madaxda maamul goboleedyada, ergeyada qaramada midoobey…