1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Cali Saalax: Aabahey Guriga Ayaa Lagu Dilay Isaga Oo Hubeysan Axmed Cali Cabdalla Saalax oo ah wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Yeman ayaa sheegay in aabihiis lagu dilay guriga isaga oo hub wato kooxdiisana ay la socdeen. Axmed waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Qudus U Aqoonsan-doona Caasimadda Isra’il Madaxweynaha Mareykanka Dowland Trump ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu magaalada Qudus u aqoonsado caasimadda Isra’il, tillaabadaas oo aanu sameyn madaxweyne hore tan iyo markii Yuhuudda xooga ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 30 Sano Kadib: Mareykanka Iyo Soomaaliya Oo Heshiis 300 Oo Milyan Oo Dollar Ah Kala Saxiixday Hey’adda (USAID) oo wakiil ka ah Mareykanka ayaa heshiis horumarineed oo taariikhi ah la saxiixatay Soomaaliya, Heshiiska oo (DOAG) loogu magac-daray waxaa goobjoog ka ahaa ra’isul wasaare Xasan Kheyre, Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Sheegay In Hoggaamiyaha Al-shabaab Ku Sugan Yahay Gedo Taliyaha qeybta 43-aad ee ciidanka xoogga dalka, Jeneraal Ismaaciil Saxardiid ayaa sheegay iney heleen xogo sheegaya in hoggaamiyaha Xarakada Al-shabaab Axmed Diiriye uu ku sugan yahay deegaanno ka tirsan gobolka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaadir: Wax Kabaro Taariikhda Degmada Shangaani Degmada Shangaani waa degmo ka tirsan gobolka Banaadir waxayna leedahay astaamo muujinayo inay tahay degmo taariikh weyn ugu fadhisa shacabka Soomaaliyeed waxayna dhisantahay 1,100 sano. Shangaani waxay saldhig u aheyd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ka Hadlay Labo Shir Oo Ka Dhacay Muqdisho Laba shir oo caalami ah oo midkiiba maalin yahay oo ku saabsan Soomaaliya ayaa shalay iyo maanta lagu qabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Shirka shalay qabsoomay wuxuu ku saabsanaa amniga.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Islow “Ciidamada Waxay Amniga Dalka Kala Wareegayaan AMISOM Marka Qalabkooda Loo Dhameystiro” Wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abukar Islow Ducaale ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey xaaladda guud ee amniga dalka iyo sidoo kale waxyaabaha laga faa’iday shirkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Aadka Tartanka Ciyaaraha Ee Maamulka Goboleedyada Oo La Sameeyay Waxaa Muqdisho soo gaaray dhammaan maamul Goboleedyada sanadkan ciyaaraya tartankan markii labaad lagu qabanayo Muqdisho. Haddaba waxaa sanadkan ka qeyb galaya Lix Maamul Goboleed oo la isugu aadiyay Sidan Group…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War Murtiyeedka Shirka Amniga Iyo Qorshaha Ay Ku Baxeyso AMISOM Soomaalida iyo beesha caalamka ayaa isniintii ku heshiiyay war-muryeedka lagu xusay qorshe waqtiyeysan oo loogu talagay xilliga kala guur ah oo shuruudda ay tahay in loo diyaariyo ciidamada Soomaalida sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Mareykanka Oo Waafaqday Dhaqangelinta Wareegtadii Trump Maxkamadda sare ee dalka Mareykanka ayaa waafaqday in si dhameystiran loo dhaqan geliyo wareegtadii uu soo saaray madaxweyne Trump oo aheyd in 6 wadan oo muslimiin u badan aysan soo…