1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Sh/dhexe Oo Sheegay Iney Qabteen Shaqsi Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta kusoo dhigeen shaqsi la sheegay inuu ka tirsan yahay Xarakada Al-shabaab. Guddoomiyaha gobolkaasi Axmed Mayre Makaraan ayaa tilmaamay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Qof Rayid Ah Oo Lagu Arkay Suuqa Gaalkacyo Ee Mudug Meydka qof shacab ah ayaa lagu soo waramayaa in saakay lagu arkay suuqa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Goob joogayaal ayaa inoo xaqiijiyey in ninkaan jirkiisa ay ka muuqato…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Duleedka Degmada Qoryooley, Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo garab ka helayey kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay duleedka degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Waddooyinka Oo Intooda Badan Xiran Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saakay xiran qaar kamid ah waddoyinka magaalada Muqdisho, waxaana tani ay saameysay isku socodka gaadiidka dadweynaha. Ciidamada ayaa la arkayaa iyaga oo gaadiidka dadweynaha celinaya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha “Somali Partnership Forum” Oo Ka Furmeysa Muqdisho Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu qabo Madasha “Somali Partnership Forum” oo ah madal Soomaalida iyo beesha caalamka uga wada hadlayaan xallinta arrimaha la xiriira Amniga, siyaasadda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Djibouti: Shir Ganacsi Oo Caalami Ah Ayaa Ka Socda Waxaa ka furmay magaalada Djibouti ee caasimadda dalkaasi bandhig ganacsiyeedkii ugu horreyay kaasi oo ay ka qeyb galayaan 500 oo shirkadood iyo 9 dowladood oo ay ka mid tahay Turkiga.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kuwait: Qatar Oo Ka Qeyb-galeysa Shir Madaxeedka Khaliijka Wasiirka aririmaha dibadda ee qartar Maxamed Bin Cabdiraxmaan Aala-thani ayaa sheegay in Amiir Tamiin uu ka qeyb gali doono shir madaxeedka sanadlaha ah ee ay ku yeelanayaan hogaamiyayaasha Khaliijka magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Axsaabta La Guddoonsiiyay Shahaadada Iyo Guddoomiyeyaashooda Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu guddoonsiiyay shahaaddo illaa 7 xisbi siyaasadeed, kuwaas oo horay isku diiwaan-geliyay, tiiyoo rasmi ka dhigtay in Soomaaliya laga hirgeliyo nidaam xisbiyo badan kadib 48 sano.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dooddii Bulshada Rayidka Ah, Wasiirka Iyo Guddiga Miisaaniyadda Golaha Shacabka Ee Miisaaniyadda 2018-ka Shalay waxaa Muqdisho lagu qabtay dood ku saabsan dhageysiga dadweynaha ee miisaaniyadda 2018-ka, kulanka uu goobjoog ka ahaa wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Beyle, waxaa sidoo kale xog ururin sameynayey guddiga miisaaniyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Maanta Ku Dagaallamay Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Wararku waxay sheegayaan in…