Dadka Ku Dhaqan Deegaanka Godobjiraan Ee Nugaal Oo Weli Ka Kabsan Saameyntii Abaarta Guddoomiyaha cusub ee degaanka Godobjiraan ee gobolka Nugaal ayaa ka dayriyey xaalada Abaareed ee ka jirta deegaankaasi. Guddoomiye Axmed yare oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in xaalad adag ay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dhageyso: Muqdisho Oo Markii Ugu Horreysay Laga Hirgeliyey Adeeg Kuu Sahlaya Inaad Wax Ku Iibsato Adiga OO Gurigaag Jooga Magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horreysay waxaa laga bilaabay adeeg si Online ah ay dadka ugu dukaameysan karaan iyaga oo guryahooda jooga. Maxamed Maxamuud Nuur Shiine, waa aas aasaha…
1 daqiiqo Camey “Ma Ogolaan Doonno In Tacaddi Loo Geysto Haweenka” Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa markii ugu horreysay wuxuu ka hadlay kiis isku day kufsi oo lagu eedeeyay inuu ku kici rabay askari ka tirsan ciidanka…
1 daqiiqo Maamulka Kaxda Oo Sheegay Iney Wax Badan Ka Qabanayaan Amniga Dadka Ku Nool Kaamamka Ku Yaalla Degmadaasi Maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in wax badan ay ka qaban doonaan amniga dadka ku nool kaamamka ku yaalla degmadaasi, kadib markii ay soo bateen falalka amni…
1 daqiiqo Wararkii Ugu Dambeeyay Soo Magacaabista Golaha Wasiirada Ee Hirshabelle Madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa wada la tashiyadii ugu dambeeyay ee soo magacaabista golahiisa wasiirada cusub. Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in madaxweyne Waare uu ku…
1 daqiiqo Farmaajo: Islaamku Ma Ogola Dad Aan Waxba Galabsan in La Xasuuqo Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa culimada Soomaaliyeed uga mahadceliyay sida ay dadka ugu wacyi-geliyaan howlaha qaranka “Culamadeennu waa ku mahadsan yihiin howsha ay qabteen, in…
1 daqiiqo Kenyaan Ku Jiray Al-shabaab Oo U Cararaya Dalkooda Sida ay sheegayaan saraakiil xagga amniga ah, Kenyaan badan oo ka tirsanaa xarakada Al-shabaab ayaa u cararaya dhanka xadka Kenya kadib duqeyn ay ciidamada Mareykanka halkaasi ka fuliyeen. Kooxaha Kenyaanka…
1 daqiiqo Xariiri: Ma Aqbali Karno Go’aamada Xisbullahi Ee Ka Dhanka Ah Dalalka Walaalaha Ah Ra’iisulwasaaraha Lebanon Sacad Al Xariiri ayaa sheegay inuusan aqbali doonin go’aamada ururka Xisbullahi ee taabanaya ama saameynaya amniga dowladaha carbeed. Bayaanka uu soo saaray Xariiri ma uusan ku cadeynin dowladaha…
1 daqiiqo Ciidamada Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Ajaaniib Ah Ciidanka badda maamulka Puntland ayaa dad isugu jira Soomaali iyo Ajaanib kusoo qabqabtay howlgal ay ka sameeyeen xeebta Garacad ee gobolka Mudug. Guddoomiyaha deegaanka Garacad C/nuur C/laahi Xirsi oo wareysi…
3 daqiiqo Sawirro: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dhageystay Dacwada Rag Loo Haysto Qaraxyo Ka Dhacay Muqdisho Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxay markii Labaad dhageystay dacwada 4 nin oo loo haysto qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho. Raggan ayaa markii Labaad…