1 daqiiqo Sheeko:Dalka Zelensky : Wamada Afrika Waxa La Haystayaal Ay U Yihiin Ruushka Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, ayaa dalalak qaaradda Africa ku eedeyay in ay yihiin la heystayaal Ruushka u xareysan. Zelensky, oo ka hadlayay shirka Midowga Afrika (AU), ayaa tilmaamay in wadamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergayga Arrimaha Abaaraha oo Booqday Barakayaasha Doolow Ergayga gaar ah ee madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka u qaabilsan arrimaha Abaaraha iyo gurmadka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo gaaray maanta gaaray magaalada Dooloow ee gobolka Gedo ayaa booqday xeryaha dadka abaarta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Centring Somalia’s mobile money ecosystem in global debates The recent GSMA report puts Africa at the forefront of the mobile money revolution. In 2021, the industry processed over $1 trillion in transactions — 70% of which were in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergayga Arrimaha Abaaraha iyo Madax Ka Socotay UNHCR oo Kulmay Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda u qaabilsan arriimaha Abaaraha iyo gurmadka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta kulan la qaatay madax ka socotay hey’adda Qoxootiga Adduunka UNHCR, waxaana ay kawada hadleen arrimo dhowra…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socday Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub oo Gaaray Galmudug Wafdi ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub oo maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug, ahna kusimaha madaxweynaha Mudane Cali Daahir Ciid iyo mas’uuliyiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga KMG Misaaniyadda Iyo Wasiir Beyle oo Kulmay Guddiga Kumeel Gaarka ee Miisaaniyadda Labada Aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta markii 3aad la kulamay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda federalka Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle. Kulanka oo Ajandihiisu Ahaa, falanqeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaaraha Magacaaban iyo Rooble oo Kulmay Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Ra’iisul Wasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble, kaas oo dhowaan lagu wado inuu si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka iyo Soomaaliya oo Kawada Hadlay Arrimaha Gurmadka Abaaraha Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa maanta kulan la yeeshay ku-xigeenka Wasiirka arrimaha dibedda Maraykanka Victoria Nuland oo booqasho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Dil iyo Dhaawac loo gu Geystay Deegaanka Bariire Dadka ku nool deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellada hoose ayaa cabasho ka muujiyay ciidamada dowladda ee ku sugan deegaanka gaar ahaan kuwa Gorgor, waxaana cabashadooda ay ku aadan tahay dil…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sideen “Taariikhdeenna” u Akhrinaynaa? Taariikhda Soomaalida sal iyo baar, bilow iyo dhammaad, gumaysidiid iyo gobannimadoon, dawladnimo iyo burbur, dibucurasho iyo hanaqaad, waxa ay ku dhisaalan tahay QABIIL! Qabiilku Soomaalida waxa uu ugaga jiraa dhuuxa…