U bood dhigaalka

Zelensky : Wamada Afrika Waxa La Haystayaal Ay U Yihiin Ruushka

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Ukraine  Volodymyr Zelensky, ayaa dalalak qaaradda Africa ku eedeyay in ay yihiin la heystayaal Ruushka u xareysan.

Zelensky, oo ka hadlayay shirka Midowga Afrika (AU), ayaa tilmaamay in wadamada qaaradda Africa ay u daba safan yihiin xukuumadda Moscow.

Xilli dunida oo dhan ay jawaab adag ay ka bixineyso dagaalka uu Ruushka ku qaaday Ukraine, ayaan jirin illa hadda wamada Afrika, go’aan ay ka qaateen duulaanka Kyiv.

Xaayirada dhinac walba ayaa Ruushka uu kaga jawaabay cunaqabataynta ay reer galbeedka saareen dalkiisa, xilli gaajo baahsan dunida ay ka jirto.

Goobjoog News