2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Maqaayado Lagu Iibiyo Shaaha Oo Laga Hirgeliyay Afaafka Hore Ee Xeebta Liido Xeebta liido oo kamida gobaha ay dhalinyarada xilliyada habeenkii ay u dalxiis tagaan ayaa waxaa qaar kamid ah gacnsatada soomaliyeed ay ka herglisay maqayado yaryar oo lagu iibiyo shaaha. Qaar…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud’s EVC mobile money service celebrates ten years of transforming lives Hormuud Telecom’s EVC Plus service this week celebrated its 10th anniversary since its remarkable inception. Hormuud Telecom launched the service in 2011 to transform the country’s money transaction and increase…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iskaashiga Canshuurta Dowladda, Dagaalka Ukrain iyo Abaarta oo Qaali Ka Dhigay Gaaska Qiimaha gaaska ayaa sare ukac ku yimid iyada oo ay aad u kacay qiimaha la siiyo haamaha ay ku jiraan 6 kiilo, 13 kiilo iyo 20 kiilo. Haanta 6 kiilo,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Abaartu Ku Saameysay Deegannada Jubbaland oo Gurmad Gaaray Dowladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa maanta deegannada Jubbaland waxaa ay ka bilowday qabinta deeq Raashin ah, taas oo ka faaiidaysanayaan ku dhowaad 10,000 oo qoys oo ku dhaqan deegaannada dowlad goboleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kawada Hadleen Rooble iyo Wakiilka China Ee Geeska Afrika? Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatay Ergayga gaarka ah ee Dowladda China u qaabilsan Geeska Afrika Xue Bing, kaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Musharraxiinta oo Dhoweeyey Jadwalka Dhamaystirka Doorashooyinka Golaha midowga musharraxiinta ayaa soo dhoweeyey jadwalka dhamaystirka doorashada 2020-2022, ee uu soo saaray guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban, waxaana qoraal kasoo baxay midowga lagu xusay in doorashada dib u dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Gaajo iyo Haraad Ugu Geeriyooday Gobolka Gedo Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa lasoo warinayaa in dad Gaajo iyo Haraad ay ugu geeriyoodeen gudaha degmadaas, waxaana ilaa iyo hadda la sheegay geerida 5…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso :- Nuxurka khudbadii Madaxweynaha Somaliland Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi oo socdaal shaqo ku jooga Magaalada Washington, ayaa khudbad taariikhi ah ka jeediyey xarunta Machadka caalamiga ah ee siyaasadda falanqeeya ee Heritage, waxaanu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Midowga Yurub oo Gaaray Koonfur Galbeed Guddoomiyahay golaha wakiillada Koonfurgalbeed ahna Ku-simaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cali Saciid Faqi Ayaa maanta kulan la qaatey wafdi ay hogaaminaysay safiirka Midowga yurub U-qaabilsan Soomaaliya Tiina Intelmann…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Rooble oo Markale Diray Baaq Ku Aadan Xaaladda Abaaraha Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaaka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa uu maanta kulan la qaatay wakiillada beesha caalamka, isagoo kala shiray xaaladda abaaraha dalka oo maraysa meel khatar ah, dadka iyo…