1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Sucuudiga Oo Deeq Raashin ah Ku Wareejisay Dowladda Soomaaliya Dowladda Suciidiga ayaa maanta dowladda Soomaaliya waxaa ay ku wareejisay deeq loogu talogalay dadka Abaaraysan, waxaana dowladda Soomalaiya deeqda u guddoomay Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed, kadib munaasab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud Telecom oo ku guuleysatay billadda GLOMO Awards Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa markii ugu horreysay waxa ay ku guuleysatay Abaalgudka Hal-abuurka Shirkadaha Moobaylka ugu wanaagsan, taageeridda xaaladaha degdegga ah iyo Gargaarka baniaadamka oo sanadkan lagu qabtay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Soo Baxay Kulanka Deni iyo Diyaano ? Waxaa natiijo la’aan ku soo dhaamaday shir dhex maray madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Agaasimihii PSF ee xilka laga qaaday Maxamuud Cismaan Diyaano. Diyaano oo uu wehliyo wafdi uu hogaaminayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub oo 41 Milyan oo Dollar u Qoondeeyey Abaaraha Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann iyaga oo kawada hadlay arrimo dhowr ah ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kawada Hadleen Rooble iyo Ku-xigeenka Xoghayaha Ee Qaramada Midoobay? Ra’iisulwasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay ku-xiigeenka wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadminimada Adam Cabdulmowlaa. Mas’uulyiinta ayaa kawada hadlay arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gedo Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Garbahaarrey Guddoomiyaha gobalka Gedo Axmed Buulle Gareed ayaa war ka soo saaray xaaladda doorashada magaalada garbahaarey ee Gedo. Buulle ayaa sheegay in loo baahan yahay in ay Gedo ka dhacdo doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isreal Oo Markii Ugu Horaysay Nin Muslim Ah Xil Sare U Magacaawday Khaled Kabub ayaa loo magacabay kursi joogta ah oo ka tirsan maxkamadda sare ee Isreal, waxa uuna noqday muslimkii ugu horeyay ee xilkaas loo magacaabo. Dadka Isreal ayaa in ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khasaaro Ka Dhashay Shil Ka Dhacay Duleedka Garowe Shil geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah ayaa waxaa uu maanta ka dhacay duleedka magaalada Garowe ee gobolka Nugaal, kadib markii uu rogmaday gaari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Imaaraadka oo Markale Gargaar Soo Gaarsiisay Soomaaliya Dowladda Imaaraad Carabta ayaa maanta waxaa ay garoonka Aadan Cadde ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho kasoo dajisay garaaga Banii’aadamnimo, kaas oo loogu talogalay dadka ay abaartu ay ku saamaysay …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Cismaan Karaash iyo Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland Oo Kulmay Madaxwayne Ku-xigeenka dwlad goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Garowe kulan kula qaatay guddiga gurmadka Abaaraha ee Puntland, oo dhowaan uu magacaabay maamulka Puntland. Axmed Cismaan…