1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 10 Carruur Ah Oo Shuban Biyood Ugu Geeriyootay G.Shabeellaha Hoose Wararka naga soo gaarayo degmada marka ee xarunta gobalka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ay Kaamam ku yaalo duleedka degmada ay Carruur ugu geeriyootay Xanuunka Shuban biyoodka . Qoysaskan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hobiyaayal Lagu Garaacay Dhuusamareeb iyo Maamulka Galmudug Oo Ka Hadlay Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Hoobiyayaal xalay lagu garaacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug . Garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb ayaa xalay lagu garacay tira Hoobiyayal ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka James Swan Oo Gaaray Magaalada Jowhar Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabelle gaaray wafdi uu hogaaminayo Ergayga qaramada midoobay u qaabil san arimaha soomaaliya James Swan. Wafdiga Swan ayaa waxaa garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Puntland iyo Jubbaland oo Magacaabay Guddiyada Doorashada ee Heer Dowlad Goboleed Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa ugu dambeyn soo magacaabay guddiyada doorashada ee heer dowlad goboleed oo muddo laga sugayay inay ku dhawaqaan waxaana magacaabiddaan ay dhabada u xaareysaa qabsoomidda doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garowe: Deni iyo Swan Oo Ka Wada Hadlay Xal U Helidda Dooorashooyinka Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland gaaray wafdi u ogaaminayo wakiilka gaarka ah ee ergayga Qaramada Midoobay u qaabiilsan arimaha Soomaaliya James Swan . Wakiilka ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareeyihii Dekadda Kismaayo Oo La Dilay Wararka inaga soo gaaraya Magaalada kismaayo ayaa sheegaya in goordhweyd magaaladaasi lagu dilay Meeriyihii Dekedda Kismaayo. AUN Maareeyihii dekadda Kismaayo, oo lagu magacaabi jiray Cawil Cali Barre (Cawil Buluq),…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Guudlaawe oo La Kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa magaalada Muqdisho waxa uu kulan kula yeeshay safiirka midowga Yurub ee Soomaaliya Amb. Nicolas Berlanga iyaga oo ka wada hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka AMERICA: Waa Maxay Qorsha Cusub Ee Siyaasadda Dibadda Maamulka Biden Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden wuxuu ballan qaaday in dalkiisu ku laaban doono kaalintiisa hoggaamineed ee adduunka isla markaana uu hagaajin doono xiriirka uu la leeyahay xulafadiisa adduunka. Si kastaba ha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda UNHCR Oo Sheegtay in Soomaaliya ay Galeen Qoxooti Badan Hey-adda Qaramada Midoobey u qaabilsan qoxootiga ee magaceeda loo soo gaabiyo UNHCR ayaa shaacisay in Soomaaliya ay galeen qaxooti aad u badan kuwaas oo magan-galyo ka raadsaday, dalkaan dhaca geeska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muhaajiriin Soomaali iyo Ajaanib ah Oo Laga Soobad-baadiyay Xeebaha Giriiga Muhaajiraan ay Soomaali ku jirto aya lasoo bad-baadiyay kadib markii ay kasoo safreen dalka Turkiga kuwaas oo doonayay in tahariib ugu gudbaan wadanka Gariiga, booliiska dekadda jaziiradda Losvos ee ku…