1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharixiinta: Farmaajo Ha Banneeyo Xafiiska Villa Somalia Golaha Midowga Musharixiinta ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhamaaday inuu banneeyo xafiiska si loo gaaro heshiis doorasho oo wadar ogol ah. Golaha ayaa sheegay in Madaxweynihii hore uu yahay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gantaallada Iran Oo Walwal Ku Abuuray Mareykanka Iyo israaiil Aqalka cad ayaa sheegay in kulan dhexmaray ma’uuliyiin ka kala tirsan Mareykanka iyo Isaaiil ay walwal weyn ka muujiyeen horumarka ay iran ka sameyneyso barnaamijkeeda Nukliyeerka, mas’uuliyiinta ayaa isku raacay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Afrika Oo Baabi’yey Muddo Kordhinta Farmaajo, Amrayna In Lagu Noqdo September 17 Golaha nabadda iyo amniga Midowga Afrika oo goordhow qoraal kasoo saaray kulan ka dhacay Adis Ababa ayaa laalay muddo kordhinta loo sameeyey Farmaajo, soona jeediyey in lagu laabto heshiiskii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelweynta Hawiye Oo Kahor Timid Muddo Kordhinta Farmaajo, Kana Digtay Cawaaqib Xumida Shir beesha Hawiye ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lagu go’aamiyey in beesha kasoo horjeedo muddo kordhinta Farmaajo iyada oo ku baaqday in lagu laabto oo dib loogu noqdo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Chad Oo La Dilay Saacado Kadib Markii 6-aad Uu Doorashada Xoogay Madaxweynaha Chad Idiris Deby ayaa la sheegayaa in goordhow la dilay. Wakaaladda wararka ee AFP ayaa qortay inuu ku dhintay dagaal kadib saacado uu markii 6-aad doorashada ku shubtay. Marxuumka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Si Uu Waqtiga U Dheereysto, Farmaajo Waxaa Uu Dalbaday Dhexdhexadinta Midowga Afrika Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo booqasho hal maalin ah ku tagay Kinshasa, oo ah caasimadda Democratic Republic of Congo (DRC) ayaa dalbaday in la dhexgalo isaga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Safiirka Cusub Ee Mareykanka U Soo Wado Soomaaliya? Waxaa lagu wadaa in todobaadkan lagu dhawaaqo safiirkii badali lahaa Donald Yamamoto oo hadda safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya ah. Sida ay CNN u sheegeen ilo muhiim ah, waxaa Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Ka Walaacsan Dimoqoraadiyad La’aanta Ka Jirta Soomaaliya Somaliland ayaa warmurtiyeed kasoo saartay ismariwaaga siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, waxay walaac kaga muujisay xaaladda hadda ka dhex taagan dawladda iyo mucaaradka. war ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibedda …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Saxiixay Muddo Kordhinta Loo Sameeyey Waxaa goordhow la shaaciyey in Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu saxiixay sharci hal dhinac ah oo baarlamaanka federaalka ah ay waqtiga ugu dareen. Madaxweynihii hore ayaa caawa afurkii kaddib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Badbaado Qaran: Waxaan Qaadi Doonnaa Tallaabooyin Ka Dhan ah Muddo Kordhinta Hogaanka iyo xubnaha madasha Badbaado qaran ee Soomaaliyeed ayaa qabatay kulan looga doodayay muddo kordhinta sharaci darrada ah uu Golaha shacabka u sameeyay Madaxweynaha Mudda xileedkiisu dhamaaday. Kulanka sidoo kale…