1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Banaadir oo shaaciyay Natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga ee 8-aad Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kaga qeybgalay Munaasabad lagu soo Bandhigaayay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad Dugsiyada Gobolka Banaadir ee sanad dugsiyeedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka RW Rooble oo Kulamo Ka Wada Kismaayo, Kana Qeyb galay Shirka Wasiirada ee Jubbaland Xilli RW Rooble uu ku sugan yahay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland ayaa waxa uu kulmo siyaasadeed la qaatay siyaasiyiin ka soo jeedda Gobalka Gedo isagoona kala hadlay arrin la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble Oo Gaaray Kismaayo si uu u dardargaliyo hannaanka Doorashada iyo dib u Heshiisiinta Jubbaland. Ra’iisulwasaaraha xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu Hoggaamiyo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Ujeedka Rooble ee magaalada Kismaayo ayaa la xiriirta sidii dib u heshiis…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isreal Oo Markale Weerartay Gaza Xukuumadd Isreal ayaa markale werar ku qaadday marinka Qaza kadib muddo ay xabad joojin ka dhaqan gashay marinka . Maamulka yahuudda ayaa sheegay in ay ka jawaabeen kadib duqeymo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kooxda Farsamada Doorashooyinka Iyo Xubno Ka tirsan Q.M oo ka Wada-hadlay Doorashooyinka. Magaaalada Muqdisho waxa maanta oo Axada ah kulan ku yeeshay kooxda Farsamada Arrimaha doorashooyinka ee uu dhawaan Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo xubno ka socday Q.M. Inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliska ” Waxaan Gacanta Ku Dhignay Dad Sifo Sharci Darra ah Loogu Dhoofinayay Muqdisho. Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay dad lagu dhoofinayay sifo sharci dara ah. Afhayeenka Sadiiq Aadan Cali Ciidanka Booliska ayaa sheegay in howlgal gaar ah ay fuliyeen ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Loo Dhameystiri La’yahay Guddiyada Doorashada? Toban maalin ayaa laga joogaa tan iyo markii la saxiixay is afgaradkii lagu dhameystirayey heshiiskii September 17 iyo talooyinkii guddiga farsamo ee Baydhabo 16, laakin sidaa ay tahay ilaa hadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble Oo Shirka Doorashada Ee DF Iyo D. Goboleedyada Muddeeyey 20-ka May Ra’iisulwaasaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Raabole ayaa maanta caasumaad u diray Madaxda Maamulgoboleedyada iyo gobolka banaadir isaga oo ku ballamiyey shirka wadatashiga doorashooyinka qaranka oo lagu dhameytirayo heshiiskii 17…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kasoo Baxay Shirarka Ergeyga Qatar Uu Muqdisho Kula Yeeshay Madaxda Federaalka Ah? Ergeyga gaarka ah ee Qatar u qaabilsan la dagaalanka argigixisada iyo dhexdhexaadinta oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kulamo la yeeshay Madaxda dowladda Federaalka. Dr. Mudhlaq ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Qatar Ee Argigixiso La Dirirka Oo Muqdisho Googa Ergeyga Gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar u qaabilsan la dagaalanka argigixisada iyo dhexdhexaadinta ayaa galabta soo gaaray caasimadda Muqdisho. Dr. Mudhlaq Bin Maajid Al-Qaxdhaani oo wakiil ka ah…