2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland oo Kulan Deg Deg ah Ka Yeeshey Sicirka Shilinka Soomaaliga Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoominaya Shir gaar ah oo looga hadlayey xal u helidda cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga, kaas oo muddooyinkaan ka taagnaa maagaalooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bajaajleyda Gaalkacyo oo Ka Cabanaya Canshuur Kordhin Lagu Sameeyey Dhallinyada ku shaqeysta gaadiidka Bajaajta ee ka dhex shaqeeya magaalada Gaalkacyo ayaa cabasho ka muujiyey canshuur kordhin la sheegay in ay ku sameysay wasaaradda maaliyadda Puntland, iyagoo sheegay in aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Laga Leeyahay Kenya oo Duqeymo Ka Geystay Gobolka Gedo Wararka naga soo gaarayo gobolka Gedo ee Jubbaland ayaa waxaa ay sheegayaan in diyaarado dagaalka oo laga leeyahay Kenya ay duqeeyeen deegaan ka tirsan gobolkaas, waxaana laga helayaa warar kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Farmaajo oo Ku Dhawaaqay Iney Gudagalayaan Doorashada Qaran Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha maamullada Galmudug, Hirshabeelle Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay in xukuumadda ay go’aansatay in la gudogalo doorashooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka James Swan iyo Qoorqoor oo Muqdisho Ku Kulmay, Maxay Kawada Hadleen? Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ku sugan Muqdisho ayaa maanta kulan waxaa gaar ah kula qaatay Ergayga xoghaya guud ee Qamaramada Midoobe u qaabilsan Somaaliya James Swan,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Qoysas Turkiga Ah Oo Baroor Diiq U samaeeyay Dadkii Looga Dilay Somaliya Qoysaska Turkiga ah ee ku nool waqooyiga gobolka Çorum iyo caasimada Ankara ayaa u baroor diiqaya ehelladoodii kuwaas oo lagu dilay qarax ka dhacay Somaliya sabtidii aan soo dhaafnay kaas…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Khudbadooyinkii Gababada Shirkii Garowe. Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Ahmed Mohamed Islaamayaa gabagabadii shirweynaha Heritage ee Garowe ka jeediyay khudbad uu kaga hadlayay dhinacyo kala duwan. Ugu horayn Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyay Maxadka heritage in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Farmaajo oo ka hadashay Qarax lagu dilay Injineero Turki ah Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee maanta Barqanimadii duleedka magaalada Muqdiso lagula eegtay qaar ka mid ah Injineerada dhisaya wadada isku xirta Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Turkiga oo ka Hadashay Qarax Lagu Dilay Muwaadiniinteeda Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Turkiga ayaa sheegtay in weerarka ay ku dhaawacmeen 4 shaqaale oo Turki ah. Hal muwaadin oo u dhashay Turkiga ayaa kamid ah dadka ku dhintay qaraxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Koongareeska Mareykanka oo Ka Horyimid Codka Diidmada Qayaxan Ee Trump Dul-Dhigay Miisaaniyadda Difaaca Koongareeska Mareykanka ayaa laalay codka diidmada qayaxan ee madaxweyne Donald Trump uu dul dhigay hindise sharciyeedka dhaqaalaha ku baxa gaashaandhigga dalkaas, waana markii ugu horeysay ee uu madaxweeynaha tan iyo…