1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Turkiga oo ka Hadashay Qarax Lagu Dilay Muwaadiniinteeda Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Turkiga ayaa sheegtay in weerarka ay ku dhaawacmeen 4 shaqaale oo Turki ah. Hal muwaadin oo u dhashay Turkiga ayaa kamid ah dadka ku dhintay qaraxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Koongareeska Mareykanka oo Ka Horyimid Codka Diidmada Qayaxan Ee Trump Dul-Dhigay Miisaaniyadda Difaaca Koongareeska Mareykanka ayaa laalay codka diidmada qayaxan ee madaxweyne Donald Trump uu dul dhigay hindise sharciyeedka dhaqaalaha ku baxa gaashaandhigga dalkaas, waana markii ugu horeysay ee uu madaxweeynaha tan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Geeriyooday Golaha Wakiillada Jubbaland iyo Madaxda oo Ka Tacsiyeysay Geerida ku timid allah u naxariistee xildhibaan Xildhibaan Khaliif Haashim Nuur oo shalay ku geeriyoday Kismaayo kadib markii gaarigiisa loogu xirayqarax ayaa waxaa ka tacsiyeey madaxda maamul goboleedka Jubbaland. Madaxweyne Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxeey Ka wada Hadleen Axmed Madoobe & Mahdi Guuleed Madaxweeynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa xalay kulan kula qaatay magaalada Garowe ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar , Axmed madoobe oo hoyga uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Xaashi oo La Kulmay Deni iyo Madoobe Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Abdi Xaashi Cabdillaahi ayaa waxaa uu kulan kula qaatay madaxweyna yaasha Puntland iyo Jubbland Siciid Cabdillaahi Deni iyo Axmed Madoobe. Guddoomiyaha ayaa laba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsiyada Laascaanood oo Saaka Xiran iyo Shacabka oo Cabasho Ka Muujiyey Wararka aan ka heleyno degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka gabi ahaan ay xiran ganacsiyada waaweyn ee suuqyada magaalada, waxaana xigtay in mudaharaadyo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Furitaanka Madashii Garowe oo Dib U Dhac Ku Yimid Shirkii machadka Heritage 2020 ee lagu waday inuu galabta ka furmo Garowe ayaa dib u dhacay sida ay sheegeen mas’uuliyiinta machadka Heritage, waxaana uu si rasmi ah furmi doonaa maalinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Hormarinta Ganacsiga iyo Hal-abuurka Somaliya oo ah Shir Sanadle ah Ayaa Markii 5aad Manta Lagu Qabtay Magaaladda Mogadisho Shirkan oo afartii sano ee lasoo dhaafay si xiriir ah ay u qaban jirtay Jaamacadda SIMAD ayaa sanadkan waxa ay si wadajir ah u wada qabteen Jaamacadda Jamhuriya. Shirkan waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Sheekh Axmed oo Gaaray Garowe Madaxweynihii hore dowladda Soomaaliya Shariif sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, halkaas oo ay ku sugan yihiin mas’uuliyiin kala duwan. Shariif ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Odawaa oo Deegaanka Dibir Ka Xarig-jaray Ceel-biyood Xildhibaan Cabdiraxmaan Xuseen Maxamed Odawaa wasiirkii hore ee arrimahagudaha federalka Soomaaliya, ayaa deegaanka Dibir oo 30 km u jira degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaa uu xariga uga jaray ceel…