1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabkii Qaadi Lahaa Ciidamada Mareykanka oo Soomaaliya Yimid, Akhriso Sida Loo Daad-gureynayo Markabka USS Makin ee qaadi lahaa ciidamada Mareykanka ka jooga Soomaaliya ayaa la sheegay inuu soo gaaray Soomaaliya. Markabkan oo ay doommo kale saaran yihiin ayaa waxaa uu yimid 16…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland oo Amarro Duldhigay Ganacsada Boosaaso Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland Axmed Cismaan Karaash oo kulan la qaatay ganacsada magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa amarro duldhigay, taas oo la xiriirta qaadista shilinka Soomaaliga. Madaxweyne ku-xigeenka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaadir vs Galmudug oo Foodda Isdaraya Koobkaan Sidaa Loogu Kala Guuleystay Tartankan lama qaban labo sano xiriir ah, balse sanadkan ayay nasiib ay u yeelan doonaan in taageerayasha ay arkan tartanka maamul goboleedyada, iyadoo uu jiro Korona Fayras haddana waxaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare-ukaca Ganacsiyada ay Haweenka Soomaaliyeed Hoggaamiyaan Sidee ayuu u Kaabaa Dhaqaalaha Dalka? Haweenka waxaa loo tixgeliyaa in ay ka mid yihiin hal-abuurayaasha ugu korista badan adduunka. Haddana waxaa la isku raacsan yahay in hal-abuurka iyo ganacsiyada haweenka ay muhiim u yihiin horumarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Musharraxiinta oo La Kulmay Xubnaha BF Ugu Jira Somaliland Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho kulan uga furmay golaha midowga Musharraxiinta, qaar kamid ah siyaasiyiinta iyo xildhibaanno labada gole ah oo kasoo jeeda gobalada Waqooyi ee Somaliland. Shirka oo uu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni: Cid Kasta oo Shilinka Soomaaliga Diida Waa Dambi Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa kulan la qaatay ganacsatada deegaannada Puntland, isaga oo ka hadlay arrimaha sarifka lacaga iyo lacagaha shilinka Soomaaliga ah oo muran badan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsiga Garoowe oo Xiran iyo Mudaharaad Ka Dhacay Magaalada Waxaa maanta gabi ahaan xiran ganacsiyada kala duwan ee magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland, kadib markii ganacsatadu ka cabteen sicir barar ku yimid lagaha Shilinka Soomaaliga iyo Dollarka. Boqolaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Guuleed Maxamed “Doorashada Dalka waa in ay ku dhacdaa si daahfuran” Wasiir hore , ahaana Wasiirka Gadiidka Cirka iyo dhulka isla markaana ahaa ku simaha iyo sii haya Ra’iisulwasaaraha Dowladdii KMG ee Carte Mudane Cabdi Guuleed Maxamed ayaa sheegay in loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Faransiiska oo Soomaaliya Ka Cafisay 306 Milyan oo Dollar Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in wadanka France oo kamid wadamada lacaha badan ee deymaha ah ku leh Soomaaliya uu ka cafiyey lacag gaareyso 36 Milyan.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Musharraxiinta oo Galay Maalintii Afaraad iyo War-murtiyeed Laga Sugayo Shirka wadatashiga musharraxiinta oo ka socda magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa galay maalintii afaraad, kaas oo looga hadlayo arrimaha doorashada dalka, geedi u socodka, aragtida murashaxiinta waxaana ka qeyb…