1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadin Soomaaliyeed oo Lagu Dilay Koonfur Afrika Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa waxay muwadin Soomaaliyeed ku dileen dalkaasi, kaasi oo ganacsi ahaan u tagay halkaasi , dilka ayaana dhacay habeenimadii xalay. Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobabkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Saameyn Dhaliyey Roobab xalay ka curtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa saameyn xooggan ku yeeshay isu socodka gaadiidka iyo barakacayaasha ku nool magaalada Muqdisho oo aan heysan hoy ay ka galaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraleyda Gobolka Shabeelada Dhexe oo Codsatay Wax Ka Qabashada Ayax Ku Degan Qeybo Gobolka ah Wararka aan ka heleyno deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Shabeellada dhexe ayaa sheegaya in Ayax fara badan oo kasoo gudbay dhanka gobolka Hiiraan uu kusii fidayo deegaanno horleh oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Farax Siisay Shaqaaleheeda iyo Sababta Somaliland ayaa fasaxday dhammaan shaqaalaha ka shaqeeyo xarumaha dowliga ah, labada maalin ee soo aadan oo ka bilaabanayso maalinta Khamiista ah, qoraal ka soo baxay he’adda shaqaalaha ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku-xigeenka Punland oo Soo Xiray Shirka Mashaariicda Puntland ku-simaha madaxweynaha dowlad goboleedka puntland ahna madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan (karaash), ayaa maanta shir usoo xiray degmooyinka iyo gobolada puntland ee ay ka socdaan mashaariicda horumarin ee jplg.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Safar Ugu Anbabaxay Itoobiya Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta ugu anbabaxay safar wadanka Itoobiya, waxaana ka soo baxayo warar kala duwan oo ku aadan safarkiisa Addis Ababa. Wararka qaar ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jarmalka Oo Ka Qeyb Qaadanayo Hormarinta Adeegyada Caafimaadka Ee Punland Dowlada jarmalka ayaa ugu deeqday hay’adda UNICEF lacag loogu talo galay in wax lagaga qabto horumarinta caafimaadka iyo la dagaalanka Covid-19 maamul goboleedka Puntland ee soomaaliya. Lacagtan oo gaareysa 7.2…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u dhac Ku Yimid Jadwalka Doorashada, Lama Magacaabin Guddigii Labada Heer Waxaa uu dib u dhac ku yimid hirgelinta nidaamka doorasho ee lagu heshiiyey sanadkan 2020/2021 kadib markii lagu guuldareystay magacaabista guddiga doorashada xilligii loogu talo-galay. Sida ku qorneyd lifaqa 2-aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisalwasaare Rooble oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirrada Cusub Ra,iisalwasaare Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow oo caawa waxaa uu ku dhawaaqay golaha wasiirrada cusub, kuwaas oo ka la shaqeyn doona. Wasiirrada la magacaabay ayaa waxaa ku jiro tiro…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo oo La Daah Furay Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa daahfuray doorashada xubnaha golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo taas oo si rasmi ah uga bilaabatay magaalada.…