1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisalwasaare Rooble oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirrada Cusub Ra,iisalwasaare Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow oo caawa waxaa uu ku dhawaaqay golaha wasiirrada cusub, kuwaas oo ka la shaqeyn doona. Wasiirrada la magacaabay ayaa waxaa ku jiro tiro…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo oo La Daah Furay Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa daahfuray doorashada xubnaha golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo taas oo si rasmi ah uga bilaabatay magaalada.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muruqmaalka Dekadda Boosaaso oo Shaqo Joojin Sameeyey iyo Sababta. Muruqmaalka ka sheeqeeyo dekadda magaalada Bosaso ee gobolka Bari ayaa maanta shaqo joojin sameeyey iyo mudaharaad ay kaga cabanayaan lacagaha ay ka qaataan badeecadaha ay dejiyaan iyo kuwa ay raraan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda WHO oo Shaacisay in Si Deg Deg ah Looga Guuleysan karo Cudurka Covid-19 Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa maanta oo isniin ah shaacisay in cudurka Safmarka ah ee Covid-19, si dhaqso leh looga gudbi karo, haddii wadamaddo adeegsadan qalab saxan lakiin Madaxda…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Gurbiye: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 66 sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay calanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib U Eegid Lagu Sameyey Heshiiskii Maalgelinta Dekedda Muqdisho Ee Shirkadda Albayrk Ku-simaha Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo goob-joog u ahaa heshiis ay kala saxiixdeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Shirkadda maalgashiga Albayrk ayaa sheegay in sanadihii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka BANGIGA HORUMARINTA ISLAAMKA IYO HAY’ADDA SAMAFALKA AADAN CABDULLE CUSMAAN AYAA DEEQ WAXBARASHO OO FARSAMADA GACANTA AH SIINAYA 200 OO DHALLINYARADA BARAKACAYAASHA MAGAALADA MOGADISHU Mogadishu:- 10 October 2020, Xaruntasamafalka Aadan Cabdulle Cusmaan, oo saldhiggeedu yahay magaalada Mugadishu, ayaa waxa ay ka bilowdaymagaalada Muqdishu tababarro xirfado farsamada gacanta ah oo waxlagubarayo 200 oo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Looga Hadlay Shirkii Maaliyadda Heer Federaal iyo Heer Gobol? Sii Hayaha wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta guddoomiyaya shirka wasiirada maaliyadda ee dowlada goboleedyada dalka iyo dowladda dhexe kaasi oo ku qabsoomay habka muqaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Tala-bixinta & Dib u Dhiska Guddiga 4-aad ee Horumarinta Af-Soomaaliga oo Ka Furmay Muqdisho Sii haya Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa daahfuray Shirka Talabixinta & Dib u dhiska Guddiga 4-aad ee horumarinta Af-Soomaaliga oo maanta ka furmay xarunta Akadeemiyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Geelle iyo Xasan Cali Kheyre? Madaxweynaha wadanka Jabuuti Cismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ra’iisalwasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre oo dhowaan ku dhawaaqay inuu yahay musharax madaxweynaha Soomaaliya Labada mas’uul ayaa…