1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Weerar Al-shabaab Kusoo Qaadeen Balcad Wararka ka imaanaya degmada Balcad ayaa sheegaya saaka aroortii ay weerar kusoo qaadeen ciidamo ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo soo galay gudaha magaalada. Rasaas ayaa waxaa ay dhexmartay dagaalyahannada Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis: Djibouti oo Galmudug Ka Caawineysa Dhismaya Dekadda Hobyo Wararkii ugu dambeeyey ee safarka madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye uu ku joogo dalka Djibouti ayaa sheegaya in maamulkiisa uu heshiis la gaaray madaxa shirkadda Djibouti Ports and Free Zones…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Juba Express iyo WorldRemit oo daahfuray addeegga bixinta lacagaha caalamiga ah ee Soomaaliya. 3 September 2020: Shirkadda Jubba Express, oo ka mid ah xawaaladdaha sida xawliga ah u koraya iyo WorldRemit, oo ah shirkadda hogaaminaysa bixintalacagaha adduunka ayaa isku xirmaya si ay soomaalidda u siiyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Warbiximo Laga Dhegeystay Golaha wasiirrada Somaliland ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagaga hadlay arrimo kala duwan oo muhiim ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Kusoo Wajahan Muqdisho Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta ku soo wajahan Muqdisho, iyadoo ay soo gaareen wufuud hordhac ah. Labada mas’uul ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindishe-Sharciyeedka Qareenada Soomaliyeed Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey Golaha Hindishe-Sharciyeedka Qareenada Soomaliyeed. Codbixinta golaha ka dhacdau waxaa ogolaaday 139 Mudane , waxaana diiday 2, wax ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: Xafiiska UNSOM Baahi Looma Qabo Xafiiska siyaasadda ee qaramada midoobey uga furan Soomaaliya ee UNSOM ayey Muqdisho sheegtay in aan baahi loo qabin, isla markaana aanu la socon xaaladaha dalka ka jira iyo xaqiiqooyinka dhabta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoorqoor oo Dhuusamareeb Ka Daahfuray Mashruuca Biyoole Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah uga daah-furay mashruuca “Biyoole” oo ah mashruuc ka shaqayn doona horumarinta dhinacyada: Biyaha, Beeraha,Deegaanka iyo Daaqa,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Puntland iyo Jubbaland oo Xaqiijiyey Iney Muqdisho Iman-doonaan Warmurtiyeed kasoo baxay Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu sheegay in Muqdisho u iman doonaan shir wadatshi ah iyaga oo intaa ku daray in intii ay ku wada hadlayeen Garoowe ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Xireen Carro-tuur ah oo Laga Sameeyey Beladweyne+Sawirro Guddiga fatahaadda Beladweyne ayaa duleedka magaalada ka sameeyey buurar (caro tuur) loogu talagalay in lagu celiyo fatahaadda soo noq noqoay ee magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Wararka aynu heleyno…