1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koofur Galbeed oo Hay’addaha Samafalka u Dirtay Baaq Ku Aadan Fatahaadaha Webiga Shabeelle Wasiirka gar-gaarka iyo maareynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, Cabdinuur Cabdi Caruush ayaa hay’adaha samafalka ugu baaqay in ay dar-dargeliyaan howlahooda ku aaddan taakuleynta Dadka ku waxyeelloobay fatahaadda Webiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Weriye Abuuja oo Maxkamad Lasoo Taagay, Laguna Eedeeyey Khiyaano Qaran, Al-shabaabnimmo iyo Dil Waxaa saaka maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida lasoo taagay weriye Maxamed Abuuja oo 5 bil oo 4 maalin dhimman xirnaa. Maaxkamadda, marka ciidanka laga reebo waxaa saaka 5-tii…
10 daqiiqo Sheeko:Dalka Aragtida Sharci Ee Xukuumadda Xil-gaarsiinta Gogoldhig: Sida aan wada ogsoonahay Golaha Shacabka BFS ayaa kalsoonidii kala noqday Xukuumaddii uu hogaaniyay Mdne:Xasan Cali Kheyre taariikhdu markey ahayd 25-tii Luuliyo 2020. Wuxuu Golaha Shacabku codka kalsoonida siiyay 1-dii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Ku Wajahan Goldogob Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan deegaanka Goldogob ee gobolka Mudug ,tan iyo markii loo doortay xilika Puntland. Madaxweynaha ayaa inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne iyo Safiirka Dowladda Qatar Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa hoyga uu ka degenyahay magaalada muqdisho ku qaabilay Safiirka dowladda Qadar ee Soomaaliya Ambassador Hasan Bin Xamza Asad Maxamed waxaana ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Manaasabadda Aasaaska Puntland oo Markii Ugu Horaysay Lagu Qabtay Gaalkacyo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ka qeybgalay munaasabadda xuska sanad-guurada 22-aad ee Aasaaskii maamulka Puntland, oo taariikhda markii ugu horeysay lagu qabtay Gaalkacyo ee gobolka Mudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War-saxaafadeed: Ururka Qareennada Soomaaliyeed Ururka Qareennada Soomaaliyeed oo waarsaxaafadeed soo saaray ayaa sheegay magacaabista xubnaha golaha adeegga Garsoorka uu yahay mid baalmarsan dastuurka dalka iyo shuruucda u taallo. Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharci Ma Tahay Magacaabidda Golaha Adeegga Garsoorka Xilligan? Waxaa muran sharciyadeed dhaliyay magacaabis ay sameeyeen Golaha Wasiirrada xukuumaddii ay Golaha Shacabka kalsoonida kala noqdeen. Soo jeedinta Golaha Adeegga Garsoorka ee xukuumadda ayaa dhaliyay muran iyada oo sharci-yaqaanno, ururrada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabbaal Degga Maalinta Labaad Ee Ciidda oo Laga Dareemayo Dalka Maanta oo ah maalinta labaad ee ciidul Adxaa waxaa si weyn looga ciidayaa magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka,waxaana magaalooyinka dalka ka socdo munaasabado waa weyn oo loogu dabaal degayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalamka Islaamka oo Maanta Lagawa Ciidayo Maanta waxaa dhammaan dunida islaamka looga dabaal degayaa munaasabadda ciidda Carafo ee sanadka 1441 Hijriya, oo ah ciida labaad islaam iyo bisha ugu ugu dambayso sanadka Hijriga. Gudaha dalka ayaa…