1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Shacabka Somaliland Ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciida Carafo Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka Somaliland iyo guud ahaanba ummadda Islaamka ku hambalyeeyey munaasibadda Ciidal-Adxaha ee sannadka Hijriyada Islaamka ee 1441-ka Waxana uu u rajeeyey inay sannadkan,sannadkiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadaallo Lagula Dagaalayo Anyaxa oo Ka Socda Gobollada Soomaaliya. Hay’adda Qaramada Midoobay ee Cuntada iyo Beeraha (FAO) waxa ay maalgelisay Mac-hadka Horumarinta iyo u Adkeysiga aafooyinka ee SADAR iyadoo kataageereysa Mashruuca u Awoodsiinta dadka Hawlgalka xakameynta Ayaxa/Anyaxa ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle oo Baaq Ka Soo Saartay Fatahaadaha Madaxweyne ku-xigeebka dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa ugu baaqay wasaaradda gargaarka, Hey’adaha deeqaha bixiyo iyo shacabka in laga qeyb qaato dadaallada loogu jiro sidii looga hortagi lahaa webiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Dowladda Soomaaliya oo Gaaray Baydhabo Sii hayaha wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Wax Ka Ogow Isbadallada Siyaasadda Soomaaliya 48-dii Saac ee Ugu Dambeysay Tan iyo markii ay golaha shacabka kalsoonida kala laabteen ra’isul wasaare Xasan Kheyre iyo xukuumadiisa, waxaa isa soo taraya qeylaca beesha caalamka, Jaamacadda carabta, midowga Yurub iyo Mareykanka oo go’aankaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Waare Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaana garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiiro iyo Xildhibaan ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NetBlocks: Internet-ka Soomaaliya waa La Jaray Shirkadda la socota Internet-ka ee NetBlocks ayaa sheegtay in la jaray ama hawada laga saaray Internetka, taasi oo meesha ka saareysa sheegashada dowladda ee ah in xarig la jaray. NetBlocks waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Sheegay inuu Ka Xunyahay Jidka Qaloocan ee Farmaajo uu Ku Ceyriyey Kheyre Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay waxa ay ugu yeereen habka qaloocan ee madaxweyne Farmaajo iyo golaha shacabka u mareen ceyrinta ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre. Qoraal ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Puntland oo Lgu Soo Dhoweeyey Cadaado Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada Galmuduug iyo Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo Axmed Cabdi Kaariye ayaa goordhow gaaray, magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, halkaas lagu soo dhoweeyey, Madaxda ayaa safar dhulka ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadaal Saf-mid ah iyo isla-shaqeyn joogta ah Ayaa Lama Huraan ah: (Caqabadaha Ku Hor Gudban Dowlad-dhiska Soomaaliya) Geeddiga dowlad dhiska Soomaaliya waxuu gaaray horumar la taaban karo marka la eego dhinacyada kala ah dhidibba u taagidda qeybaha Kala duwan ee uu ka sameysmi lahaa dal feedaraal ah,…