1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Sida Madaxweyne Madoobe Loogu Soo Dhoweeyey Cadaado Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta oo Sabti ah booqasho ku tagay Magaalada Cadaado ee Dowlad goboleedka Galmudug. Madaweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa siweyn garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Webiga Shabeelle oo Fatahaad Ka Sameeyey Gobolka Shabeellaha Hoose Wabiga Shabeelle ayaa fatahaad ka geystay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellah hoose, gaar ahaan degmada Afgooye iyo deegaano hoos taga. Biyaha webiga ayaa gudaha u galay xaafadaha qaar ee degmada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Macluul ay Dunida Wajaheyso Qaramada Midoobay ayaa bilawday dib u eegidda codsi loogu talagalay si lacago loogu deeqo waddamada ugu saboolsan adduunka, taas oo ay kula dagaallami doonaan cudurka dilaaga ah ee Korona. Madaxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Hey’ado Badan ayaa Naga Caawinaya Kasoo Kabashada Dhaqaale Ahaan ee Covid 19 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay qaab muuqaal ah uga qeybgalay shirka IGAD ee looga hadlayey arrinta Koonfurta Suudaan ayaa sheegay in marka la eego dhbaatada dhaqaale ee qaarad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobkii ka da’ay Muqdisho ayaa jaray Waddooyinka Degmada Wadajir Roobkii ka da’ay Muqdisho ayaa jaray Waddooyinka degmada Wadajir,xili shacabka degmadaas ay sheegeen in aan waxba loogu qaban canshuurta ay bixiyaan. Waxa ay caqabad ay ka taagan tahay isu socodka…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu ku Fashilmay Madaxweyne Farmaajo. Soomaaliya waxay ka baxday dowladdii ku-meel gaarka ahayd 2012 inkastoo dastuurka dalka uu wali ku-meel-gaar yahay, waxayna Feebaraayo 08, 2017 dooratay madaxweynihihii labaad oo rasmi ah oo hoggaaminaya dowlad federaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Qabtay Doon Hub Sidday oo ay Leedahay Iran Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa Arbacadii sheegay in ciidamada Mareykanka iyo kuwo xulufo la ah ay bishii June qabteen doon ay Iran leedahay oo hub u sidday kooxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Shaacisay Kiisaskii Ugu Dambeeyey Coronavirus Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ee xanuunka COVID-19, waxaa ay sheegtay in guud ahaan dalka maanta laga helay 9 kiis cusub oo xanuunka Coronavirus…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub oo Agab Caafimaadka Soo Gaarsiiyey Soomaaliya Wasiiradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Fawsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta oo Axad ah guddoontay kaalmo caafimaad oo 14.5 tan oo ah agab lagu xakamaynayo faafidda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Lagu Daadiyey Adis Ababa iyo Xaaladda Guud Ciidamo Militari ah oo tiro badan ayaa lagu daadiyey saacadihii tagay gudaha caasimadda Itoobiya ee Adis Ababa iyaga oo baaraya xaafadaha. Tani, waxaa ay ka dambeysay kadib markii ay dhaceen…