1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore Ee Galmudug oo Baaq Ka Soo Saaray Dagaal Ka Dhacay Galgaduud Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa ku baaqay in in si degdeg ah loo joojiyo dagaal beeleedyo, kasoo cusboonaaday deegaannada Xananbuure iyo Qalaanqalle ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland Kulanka Madaxweynayaasha Dowlad Gobaleedyada Galmudug iyo Puntland Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo Siciid Cabdulllaahi Dani oo ujeedkiisu ahaa in iskaashi ay labada Maamul ka wada yeeshaan xoojinta Amniga dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galkacyo Oo Martigelineysa Labadeeda Madaxweyne Warar goordhow nasoo gaaray ayaa sheega in xarunta madaxtooyada Puntland ee Galkacyo ay kulan ku leeyihiin madaxweyneyaasha Puntland iyo Galmudug Saciid Cabdullahi Deni iyo Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor. Labada dhinac ayaa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Garsoor oo Hadal Kasoo Saaray Maalmaha Xuriyadda Ma jirin taariikhda Soomaaliya maalin ay ugu farxad badanayd dhalashadii & israacii Woqooyigii iyo Koofurtii dalka. Dadka Soomaaliyeed, iyagaa isdoontay oo isku hiloobay inay dawlad noqdaan. Markii taladu ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Muuqaal:-Xisbiga Aminga Iyo Cadaaladda Oo Eedeyn U Jeediyay Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Xisbiga Aminga Iyo Cadaaladda Oo Eedeyn U Jeediyay Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Daawo Warbixin Ku Saabsan Xisbiga Aminga Iyo Cadaaladda Oo Eedeyn Guddiga Doorashooyinka
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland iyo Jubbaland oo Taageeray Aqalka Sare, Diidayna Habraacyada Been Abuurka ah ee Golaha Shacabka Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa saacaadihii la soo dhaafay waxaa ay taageereen dadaallada aqalka sare ee xal u raadinta iyo isu soo dhoweynta dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland iyo Jubbaland oo Iska diiday Habraaca Doorashada Ay Golaha Shacabka Ansixiyeen Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa iska fogeeyey sharciga doorasho ee lagu ansixiyey golaha shacabka iyaga oo taageeray aqalka sare. Qoraalka Puntland: Jubbaland:
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Kahortimid Qaraarka Masar Ee Libya iyo Biyo-xireenka, Taageertana Turkiga iyo Itoobiya Soomaaliya ayaa saacadihii tagay waxaa ay qaadatay labo go’aan oo ku tusinaya isbadalka xiriirka arrimaha dibadda. ee muddo soojiray. Muqdisho waxaa ay kahortimid qodobbo ku jiray qaraarro ka dhan ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Bankiga Adduunka Oo Soomaaliya Ugu Deeqay 55 MilyanOo Dolar Bangiga Adduunka ayaa Soomaaliya ugu yaboohay deeq lacageed oo dhan 55 Milyan oo dollar oo wax looga qaban la talaacidda Covid-19, laguna taageeri doono siyaasadaha dhiirrigelinta ganacsiga gaarka ah isla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Dadka Ka Ganacsada Shidaalka Ayaa Sheegay Sare Kac Uu Samaynayo Qiimihiisa,Kaddib Saameyntii Uu Ku Yeessay Suuq-xiranka COVID19. Dadka ka ganacsada Shidaalka ayaa sheegay sare kac uu samaynayo qiimihiisa, kaddib saameyntii uu ku yeeshay suuq-xiranka cudurka Cornavirous ama (COVID19). Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Sabsan Qiimaha Shidaalka Oo…