1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Xeerka Kuraasta Waqooyi Aqalka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa goordhow waxaa uu ansixiyey xeerka kuraasta xildhibaannada gobollada waqooyi ama Somaliland. Weriyaha Goobjoog News ee golaha waxaa uu sheegayaa in coddeynta dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Xildhibaan Dr.Cilmi “Kuraasta Somaliland Doorashadooda Waa In aan Laga Dhigin Muqdisho “ Xildhibaan Dr Cilmi Maxamuud Nuur oo ka mid xildhibaanada reer Somaliland ayaa sheegay in kuraasta Somaliland doorashadooda aan laga dhigin Muqdisho loona daayo meeshii suurta gal ah. Halkan Ka Daawo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Diiwaan Gelisay Machadka UNAS iyo Qaramada Midoobay oo Dacwad u Heysta. Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu maxkamad la tiigsan doono machadka Uinted Nation Accademy of Somalia oo adeegsatay magaca iyo sumadda qaramada midoobay isaga oo aan heysan fasax. War…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xog: Goobjoog oo Heshay Warmurtiyeedka Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland 5 Maalin ayaa laga joogaa markii Djibouti lagu soo gabagabeeyey wadahaddallada Soomaaliya iyo Somaliland, sidaas ay tahay dowladda federaalka ah kama hadlin waxa lagu heshiiyey halka Somaliland ay soo bandhigtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Tirada Rasmiha ah Ee Barakacayaasha ama Qaxootiga ah ee Soomaaliya Mushkiladda barakaca ama in qaxooti la noqdo waa astaan ka mid ah kuwa lagu yaqaannay Soomaaliya 30-kii sano ee la soo dhaafay. Maanta, sida ay sheegayaan hey’adaha dowladda federaalka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoorqoor: Dekadda Hobyo Waxaa La Dhisayaa Dabayaaqada 2020-ka Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ka qeyb galayey munaasabadda daahfurka dekadda magaalada Hobyo, ayaa sheegay in dhismaheeda la bilaabayo dabayaaqada sanadkaan 2020-ka. Madaxweynaha ayaa xusay in dekadda…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Daahsoon ee Diyaaraddii Lagu Soo Riday Bardaale 45 maalin ayaa laga joogaa diyaaddii ku dhacday Bardaale, tan iyo xilligaas ma jirin cid sheegatay masuuliyadda shilkaas inay, lama oga natiijadii baaris ay sameeyeen guddiga saddex geesoodka ahaa iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Soomaaliya iyo Somaliland: Heshiis Cusub, oo Hore oo Lagu Gaaray Djibouti Shirkii wada-hadalada ee Soomaaliya iyo Somaliland uga socday Jabuuti ayaa xalay labada dhinac waxay gaareen heshiis cusub, oo hore. Halkan Ka Aqriso Heshiiska Jabuuti Ku Dhexmaray Soomaaliya Iyo Somaliland https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/soomaaliya-iyo-somaliland-heshiis-cusub-oo-hore-oo-lagu-gaaray-djibouti/…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Afhayeenka Booliska “ Ciidanka Booliska waxa ay gacanta ku soo dhigeen shabakad ka tirsan Al- Shabaab ” Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Captain Saciid Doodishe oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen shabakad ka tirsan Al- Shabaab Halkan Ka Daawo Afyeenka Ciidanka Booliska Oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Hay’adaha U Dooda Xuquuqda Haweenka Ayaa Golaha Shacabka Ka Dalbaday Meelmarinta Hindise-sharciyeedka Jinsiga Hay’adaha u dooda Xuquuqda Haweenka oo si wadajir ah ugu baaqay in la cadeeyo doorka haweenka ee siyaasadda iyo meel marinta sharciga Jinsiga. Halkan Ka Aqriso Ururada Haweenka Oo Baarlamaanka…