1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo garab istaagtaydalka Azerbaijan Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa khadka taleefanka xiriir kula sameeyay dhiggiisa dalka Azerbaijan, Mudane Jeyhun Bayramov. Wasiirka ayaa inta…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump, muxuu ka yiri kororka qiimaha shidaalka iyo xiisadda ka taagan Marinka Hormuz Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka hadlay kororka qiimaha shidaalka ee caalamka iyo xiisadaha amni ee ka taagan Marinka Hormuz, isagoo ku boorriyay maraakiibta ganacsiga inay sii wadaan socdaalkooda, isla markaana aysan ka baaqan marin-biyoodka muhiimka ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sucuudiga oo Iiraan ugu baaqay inay joojiso weerarrada ay dalkiisa iyo kuwa kale ee Khaliijka ku hayso Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si kulul u cambaareysay weerarro ay waddo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan, iyadoo ku tilmaantay falal gardarro ah oo ka dhan ah Sacuudiga iyo dalal kale oo ka tirsan Golaha Iskaashiga Khaliijka, iyo sidoo kale dalal Carbeed, Islaami ah iyo kuwo saaxiib la ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Todobaad Kadib Duullaanka Mareykanka iyo Israa’iil ay ku qaadeen Iiraan waa sidee xaalka gobolku? Hal toddobaad kadib markii uu qarxay dagaalka ay wadajirka u qaadeen Mareykanka iyo Israa’iil ee ka dhanka ah Iiraan, xaaladda Bariga Dhexe ayaa gashay marxalad cusub oo qalalaase ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo si layaab leh uga hadlay weerarkii Dugsiga gabdhaha ee waqooyiga Iiraan Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, oo ka hadlay weerarkii dhimashada badan sababay ee maamulkiisa iyo Israa’iil ay ku beegsadeen dugsiga gabdhahaa ee waqooyiga Iiraan ayaa sheegay in Tehran ay falkaas ka dambeysay.
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo Daahfurtay Xarunta Ka-Jawaabidda Xaaladaha Deg-degga ah ee Amniga Saaybarka (SOMCIRT) Muqdisho, Soomaaliya – 7 Maarso, 2026 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Xarunta Ka-Jawaabidda Xaaladaha Deg-degga ah ee Amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhaqaalaha Mareykanka iyo saameynta dagaalka gobolka Bariga Dhexe Dhaqaalaha baaxadda leh ee Mareykanka uga baxa dagaalka lagula jiro Iiraan ayaa gaaray heerkii ugu sarreeyay, iyadoo warbixinnada ugu dambeeya ee ka soo baxaya xarumaha cilmi-baarista sida CSIS ay muujinayaan…
2 daqiiqo Sheeko:War Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ansixiyay Heshiisyo Caalami ah, Dalacsiiyayna Safiirro Cusub Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa looga hadlay amniga dalka, gurmadka xaaladda abaaraha, hawlgaladdii ugu dambeeyay ee ciidamadda xoogga dalka ay kula wareegeen…
1 daqiiqo Sheeko:War 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐱𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐥𝐚𝐚𝐲𝐢𝐢𝐧 𝐃𝐨𝐥𝐥𝐚𝐫 𝐨𝐨 𝐚𝐡 𝐂𝐚𝐲𝐦𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐗𝐨𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐲𝐬𝐚𝐬𝐤𝐢𝐢 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐮𝐡𝐮 𝐒𝐚𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐞𝐞𝐧. Muqdisho, Soomaaliya: Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag dhan US$3.88 milyan oo ah caymiska Takaful ee xoolaha. Lacagtan waxaa si toos ah loo gaarsiiyay xoolo-dhaqatada dalka ee ka faidaystay…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino, Wararka Caalamka Bangiyada iyo shirkadaha adeegyada maaliyadeed ee Maraykanka oo ka walaacsan weerarro dhinaca Internet-ka ah Bangiyada iyo shirkadaha adeegyada maaliyadeed ee Maraykanka ayaa galay feejignaan amni oo sare kadib markii ay soo baxeen walaacyo ku saabsan suurtagalnimada weerarro internet (cyberattacks) oo la xiriira colaadda sii xoogeysanaysa ee u dhaxaysa Maraykanka iyo Iiraan.